Galkacyo: Deni iyo Qoorqoor oo Ka Wada Hadlaya Iskaashiga Labada Maamul Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhow magaalada Galkacyo kulan ku yeeshay madaxweyneyaasha Puntland Saciid Deni iyo Galmudug Axmed Qoorqoor. Shirka ayaa xoogga lagu saara iskaashiga labada dhinac ee amniga, isdhexgalka bulshada iyo dhinacyada horumarka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Maxamed Deeq “Ilaa Hada Jubaland Waa Kooxda Ugu Wanaagsan Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Kooxaha Jubaland iyo Puntland oo wada ciyaaray kulan ka tirsan tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku heshiiyay barbaro goolal la’aan,balse labada kox kulankan ka hor ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Booliiska: Dabley Soo weerartay Saldhigga Karaan Waxay Dileen Shacab iyo Ciidan Afhayeen maanta u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in weerar waxa uu ku sheegay dalbay ay ka geysatay xarunta degmada Kaaraan ay ku dhinteen shacab iyo askar xarunta joogtay “shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cali Maxamed Maxamuud “Sharaf Weyn Ayay Ii Tahay In Aan Idin Soo Booqdo” Musharrax Xildhibaane Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cali Maxamed Maxamuud ayaa kulan salaan ugu tagay ciyaartooyda iyo macallimiinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Kale oo Lagu Diidan Yahay Farmaajo oo Ka Dhacay Muqdisho Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbax kale oo lagu diidan yahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabadullahi Farmaajo. Boqolaal dad, oo sitey maryo cas cas iyo boorar lagu diidan yahay Farmaajo,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo Oo Saxiixay Xeer Dib u Dhigaya Wax Ka Bedelka Dastuurka KMG Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la galay xilligii doorashooyinka dalka oo ay sii dhammaaneyso muddada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyn: Labo Weriye oo uu Faarax Dulyar ku Jiro oo La Xiray Waxaa saacadihii tagay lagu xiray magaalada Baladweyn ee xarunta Hiiraan labo weriye , kuwaas oo la sheegayo in loo xiray sababo kala duwan. Weriye Cabdiqaadir Faarax Dulyar ayaa la sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Musharrax Xildhibaan Cali Maxamed Oo Kulan Dhiiri Gelin Ah La Qaatay Ciyaartooyda Kooxda Galmudug Musharrax Xildhibaane Golaha Shacabka Cali Maxamed Maxamuud ayaa kulan dhiiri gelin iyo is barasho la qaatay ciyaartooyda Galmudug ee ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Xiriirka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Dawladda Qatar Ka Tiri Wada Wadaxaajoodyada Lagu Xalinayo Xiisadda Khaliijka? Wasiirka arrimaha dibadda ee Qadar Mohammed bin Abdul Rahman bin Jassim Al Thani ayaa xaqiijiyay in guul laga gaaray dadaallada lagu doonayo in lagu soo afjaro xiisada khaliijka ee soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo Murashaxiinta Ka Ballan Qaaday Iney Dalka Ka Dhaceyso Doorasho Hufan Waxaa galabta Jazeera Hotel ku soo gaba gaboobay kulan aalada la iska arko ku dhexmaray Midawga Musharixiinta iyo Wakiilada beesha Caalamka. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayay xaalada uu dalku marayo…