Akhriso: Wax Walba oo Ku Saabsan Cayaarta Galabta ee Jubbaland iyo Puntland Kooxda difaacanaysa tartanka dowlad goboleedyada ee Jubbaland ayaa galabta waxaa ay kulan xiiso leh Tartanka dowlad goboleedyada waxaa ay wajaheysaa Puntland, waxaa uuna ka dhacayaa garoonka Ingineer Yariisow ee magaalada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Trump Oo Diiday Hindise Sharciyeedka Gaarka Ah ee Covid 19 Madaxweynaha Mareykanka ee doorashada dhowwaan looga adkaaday ee e Donald Trump ayaa xalay ku hanjabay inuusan saxiixi doonin xeer uu ansixiyay Congers-ka Mareykanka oo isugu jira 1.4 tiriliyan, lacagtan ayaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi oo u Ambobaxay Jabuuti Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar ugu ambobaxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay madaxweyne Cismaaciil Cumae Geelle. Safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabkii Qaadi Lahaa Ciidamada Mareykanka oo Soomaaliya Yimid, Akhriso Sida Loo Daad-gureynayo Markabka USS Makin ee qaadi lahaa ciidamada Mareykanka ka jooga Soomaaliya ayaa la sheegay inuu soo gaaray Soomaaliya. Markabkan oo ay doommo kale saaran yihiin ayaa waxaa uu yimid 16…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galkacyo: Hawlgallo ay Ciidamada Amniga Ka Fuliyeen Habeennimo Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo amniga lagu xaqiijinaayo waxaa ay ka bilaabeen xaafada qaar ee magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegayaan wararka. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhismaha Wajiga Labaad Ee Waddada Ceel Daahir iyo Geerigaabo oo Bilowday Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha wajiga labaad ee waddada xiriirisa Ceel Daahir iyo Ceerigaabo, oo dib loo bilaabay hakad ay gashay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Geelle oo Shaaciyey Inuu Yahay Mashax Doorashada 2021-ka Madaxweynaha wadanka Jamhuuriyadda dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay musharax madaxweyne doorashada soodan ee Bisha April 2021 ka la filaayo in ay qabsoonto wadankaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Daahir Cabdi “Koonfur Galbeed Way U Qalantaa Hanashada Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Tamarta Iyo Biyaha Dowladda Soomaaliya Daahir Cabdi Cabdullahi (Dr.Go) sidoo kalane ah Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Ammaanka Boosaso oo Ka Hadalay Howlgallo Laga Sameeyey Magaalada Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen xaafadaha kala duwan ee magaalada ay kusoo qabteen rasaas iyo waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo. Lamaaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona Wadan UK waxaa uu aad uga walaacasan yahay qatarta xanuunka Koroona wajigiisa cusub oo soo ifbaxay, waxaana uu sababay in dalka uu ka go’doomo dunida inteeda kale, waxaana hakad galay…