Jubbaland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Arrimaha Doorashooyinka Federaalka Sheeko:Baarlamaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta warsaxaafadeed kasoo saaray xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka, waxaana lagu xusay in Jubbaland ay diyaar u tahaya in dalka ay ka qabsoonto doorasho… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Garoowe oo Xiran iyo Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Waxaa maanta gabi ahaan xiran ganacsiyada kala duwan ee magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, kadib markii ganacsatadu ka cabteen sicir barar ku yimid lagaha Shilinka Soomaaliga iyo Dollarka. Boqolaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dil Ka Dhacay Galgaduud iyo Faahfaahin Laga Helayo Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa dil saaka waabarigii ka dhacay deegaanka Godiblabe ee oo hoostaga degamada Cadaado ee gobolka Galgaduud, kadib markii halkaas lagu dilay nin deegaan siweyne looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Dalbatay in La Baabi’iyo La Dagaalanka Burcad Badeedda Xilli Labo Doon La Badbaadiyey Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa jimcihii waxaa uu soo saaray qaraar muddo hal sano ah loogu kordhiyey hey’addaha ama guddiga qaabilsan ladagaalanka burcad badeedda, inkasta oo uu golaha leeyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Shirka Turkiga iyo Magacyada Shirkadaha Laga Cabsiqabo in Lasiiyo Rukhsado Midowga murashaxiinta madaxtiinimada Soomaaliya ayaa qoraal ay sabtidii soo saareen waxay walaac ka muujiyeen iskudeyga wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay ku dhiiratay iney bixiso ruqsadaha baarista Shidaalka, iyagooo ku tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Murashaxiinta oo Laaley Doorashada Guddiga Lagu Muransanyahay, Una Digay Farmaajo Midowga murashaxiinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashada guddoonka guddiga lagu muransanyahay ee doorashada dadban, kaas oo ay horay u magacawday dowladda federaalka ah. Qoraal kasoo baxay murashaxiinta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Guddiga Lagu Muransanyahay ee Doorashooyinka Heer Federaal Guddiga Doorashooyinka lagu muransan yahay ee Heer Federaal oo Doortay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku Xigeen iyaga oo aan haysan guntankii sharciga ahaa. Haddaba, Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub: Maxamed Xasan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Lagu Muransanyahay Ee Doorashooyinka Dadban oo Guddoomiye Doortay Doorasho ay maanta qabteen guddiga lagu muransanyahay jiritaankooda ee doorashada heer federal ayaa waxaa ay doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen. Guddiga oo Hotel ku jira ayaa la sheegayaa iney goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed. Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudan Xamse Saciiid Xamse iyo Prof.Maxamed Xuseen Haadi oo ah la taliyaha dhinaca isboortiga ee Madaweyne Farmaajo ayaa booqasha ku tagay xarunta Carruurta barbaarinta Agoonta…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afhayeenka Murashaxiinta: Waxaan Ka war Qabnaa in Dowladdu ay ku Mashquulsantahay in ay Xaraashto Ceelashii Saliidda Xubnaha midowga Musharaxiinta oo maanta Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa kulankooda kadib waxaa ay soo saareen bayaan ku aadan xaaladaha guud ee dalka iyo doorashooyinka, waxaana ay sheegeen inuu dalku…