Furitaanka Madashii Garowe oo Dib U Dhac Ku Yimid Sheeko:Dalka Shirkii machadka Heritage 2020 ee lagu waday inuu galabta ka furmo Garowe ayaa dib u dhacay sida ay sheegeen mas’uuliyiinta machadka Heritage, waxaana uu si rasmi ah furmi doonaa maalinta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Hormarinta Ganacsiga iyo Hal-abuurka Somaliya oo ah Shir Sanadle ah Ayaa Markii 5aad Manta Lagu Qabtay Magaaladda Mogadisho Shirkan oo afartii sano ee lasoo dhaafay si xiriir ah ay u qaban jirtay Jaamacadda SIMAD ayaa sanadkan waxa ay si wadajir ah u wada qabteen Jaamacadda Jamhuriya. Shirkan waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Najax “Hadii Aan Jawaab Laga Bixin Wixii Ku Dhacay Kooxda Koonfurgalbeed, Kama Qeybgali Doonno Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Wasaarada Ciyaaraha iyo dhallinyarada Koonfur Galbeed ayaa si kulul ugu hadashay dhacdii shalay ka dhacday banaanka garoonka kubbadda cagta Eng.Yariisow,ka dib markii dhaawacyo kala duman loo geystay qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Waqtigiisu Dhammaaday oo Meelmariyey Misaaniyadda 2021-ka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021, oo uu ka dib dhacay. Waxaa guddoominayay Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Sheekh Axmed oo Gaaray Garowe Madaxweynihii hore dowladda Soomaaliya Shariif sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin kala duwan. Shariif ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho iyo Khasaare Ka Dhashay Qarax ayaa waxaa goor dhow uu ka dhacay magalaada Muqdisho, kaas oo ahaa miinada dhulka lagu aaso, waxaana lala eegtay gaari uu lahaa Muxiyadiin Xasan Afrax, oo kamid ahaan jiray…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gabar Sacuudi Ah oo 6 Sano Lagu Xukumay iyo Beesha Caalamka oo Cambaareysay Maxkamad Sacuudi ah ayaa ku xukuntay Lijiin Al-Hadool 5 sano iyo 8 bilood oo xarig ah, xukunkana waxaa laga jaray labo sano iyo 10 bilood oo horay u xirneyd. Warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalkii Guddiga Lagu Muransanaa Ee Doorashada oo Gebi Ahaanba Burburay Waxaa fashilmay jadwalka doorashada ee 23-kii bishan ay soo saareen guddiga lagu muransanaa ee doorashada ee heer federaal kuwaas uu xafiiskoodu yahay caasimadda Muqdisho. Kooxdan oo soo saartay jadwalkan cusub…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Guusha Ciyaartooyda Galmudug Oo Ka Dhacay Inta Badan Magaalooyinka Waaweyn Ee Galmudug Waxaa baan baxayo waaweyn oo lagu taageerayo ciyaartooyda Galmudug ee markii ugu horeesay gaaray fiinalaha tartanka Kubbadda Cagta Mamaul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay ka dhaceyn inta badan magaalooyinka waaaweyn…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sarkaal Mareykan ah oo Dil Geystay ayaa Laga Ceyriyay Shaqada Sarkaal Mareykan ah ayaa laga ceyriyay shaqada kadib markii ay dil u geystay Andre Hill, dilkan ayaa ka dhacay gobolka Ohio, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay agaasimaha Badbaadada…