Gobolka Banaadir iyo Koonfur Galbeed oo Galabta Ku Madlansan Koonis iyo Wax Weliba oo Ku Saabsan Sheeko:Dalka Waxaa galabta garoonka ciyaaraha Eng yariisoow X Koonis ee magaalada Muqdisho, kuwa wada balansan kulan ciyaareed xiisa badan oo u dhaxeeya maamullada Koonfur Galbeed iyo gobalka Banaadir . kulankan oo… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaalad Dagaal Ayaa Ka Dhex Bilaabatay Israel iyo Iran Sarkaal Iiraani ah ayaa ka digay in dalkiisu u tixgelin doonto fal cadaawadeed, imaatinka markab gujis ah oo ay Israa’iil leedahay oo gudaha usoo gala biyaha gacanka, halka sarkaal Israa’iil…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid Ayaa Dhanbaal Hambalyo ah Hawada umariyay “Ciyaartoyda,Macaliminta,maamulka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug,isoo sheegay in ay sugayaan koobka oo lagau dajiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saddex Qof Lagu Dilay oo Waaberi, Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow halkaasi lagu dilay saddex qof. Qof Goobjooge ah oo la hadlay Gobjoog News ayaa sheegay in koox bustooladley ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Waa Sidee Aragtida Taageerayaasha Galmudug? Taaageerayaasha Kooxda Galmudug oo intooda badan la hadlay Goobjoog Sports ayaa u mahad celiyay Madaxda,Wasaarada Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug wada shaqeynta wanaagsan ay sanadkan sameeyeen,iyagoo sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble: Diyaar Ayaan u Ahay Xallinta Tabashooyinka Doorashada Beesha caalamka iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa kulan la qaatay ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamaed Xuseen Rooble, waxaana inta badan looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo tabashada. Rooble oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Shire “Waxaan Ku Faraxsanahay Taariikhda Ay Samaysay Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire ayaa sheegay in sanadkan ay taariikh weyn ka sameeyeen tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,wuxuuna intaa ku daray in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Suujino “Muqdisho Waxay Dirtay Sawir Qurux Badan” Weriye Saciid Suujino oo ka mid ah rugcadayaasha waxa ka qor arrimaha ciyaaraha Dalka dhawaan ku soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanahay horomarka ay samaynayso…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Xasan “Waan Dhiirigelinayaa Qabsoomida Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banadir” Guddoomiye Ku Xigeen Somaali Mini Football Xasan Cabdi Goodax ayaa bogaadiyay qabsoomida tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,isagoo guul iyo horomar u rajeeyay dhamaan ciyaaartooyda xirfada wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Ee Shacabka oo Maanta Kulmaya Waxaa maanta kulan isugu imaanaya golaha waqtiga dastuuriga ah ka dhacay ee shacabka iyaga oo ka hadlaya arrimo ay miisaaniyadda 2021-ka ku jirto. Qoraal loo diray Xildhibaannada sii-hayeyaasha ah ee…