Erdogan oo Sheegay Sababta uusan Xiriir Ula Yeelan Karin Israel Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Turkey Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in Turkigu uu jeclaan lahaa in uu xiriir wanaagsan la yeesho Israel, laakiin wuxuu dhaliilay siyaasadda Israel ee ku wajahan Falastiiniyiinta oo uu… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ganacsiga XFS oo Soo Saartay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha Soomaaliya Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee sharci lambar 18 oo la soo-saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gulmudug oo Gaartay Finalka Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horeysay Waxaa goordhaw garoonka kubadda cagta ENG yariisow ee magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeyay kulan ciyaareed xiisa badan kaas oo ka tirsan tartanka kubadda cagta maamul gobaleedyada dalka. Ciyaartan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2021-ka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta meel mariyey miisaaniyad-sanadeed 2021-ka uu ku howlgalayo, kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen maamulka qeybihiisa kala duwan, oo shir guddoon uu ahaa guddoomiye Cumar Mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo Ansixiyey Misaaniyadda 2021-ka Kulan maanta magaalada Jowhar ay ku yeesheen Golaha wasiirrada dowlad goboleedka Hirshabeelle oo uu shir madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen kulan ayaa goluhu waxaa ay warbixinno ka dhageysteen dhowr wasaaradood. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiye Abshir Axmad oo Gaaray Garoowe Waxaa Goordhow magaalada Garoowe ee xarunta Puntland gaaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed. Wafdigan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Baladweyne oo Xaaladdu Kacsantahay, 15 Qof oo La Xiray iyo Bandow Jira Wararka naga soo gaarayo magaaada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda federalka ah ee magaaladaas ay xireen 15 qof oo uu ku jiro afhayeenka jabhad meesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoor qoor oo lagu Soo dhaweeyay Garawe. waxaa goordhaw gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dr.Cabdiqani Sheekh Oo Kulan Mahad-Celin U Sameeyay Ciyaartooyda Jubaland Dr.Cabdiqani Sheekh Cumar oo ka mid ah aqoon yahanada kasoo jeeda Jubbaland ayaa kulan sagootin ah usameeyay ciyaartoyda kooxda Kubbada Cagta Jubbaland ee sanadkan ka qeyb gala tartinka kubbadda cagta…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Federaalka ah oo Muddo Xileedkii Ka Dhacay, Caretaker Assembly-ow Maxaad Qaban? Baarlamaanka 10-aad ee federaalka ah Soomaaliya ayey maanta ugu egtahay muddo xileedkiisa, waxaa ka dhammaaday shaqadii dastuuriga aheyd ee qaranka u igmaday, inkasta oo ay sharci gaar ah sameysteen si…