Akhriso: Wufuudda Kala Duwan ee Laga filayo Garoowe Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in magaalada Garoowe xarunta maamulka Goboleedka Puntland gaaraan wafuud heerkoodu sareeyo kuwaas oo halkaas kaga qeyb galaya shir caalami ah . Mas’uuiyiinta ka qeyb… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Amarro Cusub oo uu soo Rogay Madaxweynaha Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa markale ka hadlay dibbadbaxyadii ka dhashay diidmada Shilinka Soomaaliga oo muddooyinkii dambe kusoo noqnonayey magaalada Garowe,waxaana uu markale ku celiyey in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Ayaa Kulan Dhiiri Gelin U Sameeyay Ciyaartooyda Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug Munasaabadan lagu waynayay u soo bixitaanka kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ee wareega Afar dhamaadka tartanka Maamul Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho,waxaana kulankan soo abaabulay Madax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fashil Ku Yimid Jadwalkii Cusbaa Ee Guddiga Doorashada Lagu Muransanyahay Waxaa fashilmay jadwalka doorashada ee 23-kii bishan ay soo saareen guddiga lagu muransanaa ee doorashada ee heer federaal kuwaas uu xafiiskoodu yahay caasimadda Muqdisho. Kooxdan oo soo saartay jadwalkan cusub…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Ibraahim Aadan Najax “Way Mahadsanyihiin Taageeryaasha Koonfur Galbeed” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Ibraahim Aadan Najax ayaa u mahad celiyay taageerayaasha kooxda Koonfur Galbeed,kaalinta ay ka qaateen dhiiri-gelinta xidigahooda labadii ciyaar ay la dheeleyn kooxaha Jubaland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo AMISOM iyo Xoogga Dalka Kala Hadlay Amniga Gobolka Hiiraan Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Jeneral Mukhtaar Xuseen Afrax oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Beledweyne gobolka Hiiraan ayaa kulan looga hadlayo amniga gobolka waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Koonfur Galbeed Iyo Puntland Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir kooxaha Puntland iyo Koonfur Galbeed oo wada dheelay kulankii 6-aad ee tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku kala baxay barbaro 1-1,waxayna labada koox u soo gudbeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Puntland oo Shaqadii Ka Joojiyey Guddoomiyihii Gaalkacyo Wasaaradda arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Dimuquraadiyeenta maamulka Puntland ayaa shaqo joojin ku sameysay guddoomihii magaalada Gaalkayo ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed kadib markii wasaaraddu ay sheegtay in shacabku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin: Shiinuhu Goorma Ayuu Maraykanka Kala Wareegi Doona Hoggaanka Dhaqaalaha Caalamka Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in Shiinaha uu sanadka 2028-ka dhaafi doono Mareykanka si uu u noqdo dalka ugu dhaqaalaha badan adduunka, waxana uu shan sano ka hormaray sidii la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiye Mursal oo Gaaray Garowe iyo Ujeedka Safarkiisa Waxaa goordhaw magaalada Garowe, ee xarunta Maamulka Puntland ayaa waxaa goor dhaw gaaray wafti heer sare oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh.…