Maamulka Puntland oo Shaqadii Ka Joojiyey Guddoomiyihii Gaalkacyo
Sheeko:Arrimaha Amniga
Wasaaradda arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Dimuquraadiyeenta maamulka Puntland ayaa shaqo joojin ku sameysay guddoomihii magaalada Gaalkayo ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed kadib markii wasaaraddu ay sheegtay in shacabku ay cabasho ka keeneen maamulka degmada sida lagu xusay qoraal soo baxay.
Halkaan Ka Akhriso:
Goobjoog News