Dowladda Soomaaliya Oo Fasaxday Dhammaan Hawlihii U xayirmay La Dagaalanka Covid-19 Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha wasiiradda Soomaaliyaa yeesheen kadib ceyrintii Xasan Cali Kheyre ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaalioya fasaxday dhamaan adeegyadii u xayirmay faafida cudurka Covid-19. Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiiradda: Beesha Caalamka Waa Iney Xushmeysaa Madax bannaanida iyo go’aamadda hey’daha Dastuuriga ah ee Soomaaliya Ku-simaha ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa shir guddoominayey shir ay iskugu yimaadeen golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah maalin uun kadib ceyriyentii ra’isul wasaare Xasan Kheyre. kulanka golaha wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Isgaarsiinta: Waxaa La Baarayaa Ciladda Internetka Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Cabdi Canshuur oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in Internetka u baxay ciladda ku saabsan xargo badda ah oo jarmay. Mudane Canshuur ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub oo Baaraya Ceyrintii Kheyre iyo Cidda Mas’uul Ka Ah Qoraal ka soo baxay midowga Yurub ayaa lagu sheegay in lagu baaro wixii ka dhacay golaha shacabka, cidda mas’uulka ka aheyd iyo in arrintaas ay dib u keeni karto dib…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni: Mas’uuliyadda Wixii Baarlamaanka Ka Dhacay Waxaa Qaadayo Farmaajo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo magaalada Gaalkacyo ku shir guddoomiyey kulanka golaha wasiirrada maamulkaasi ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyey ra,iisalwasaarihii dalka , isaga oo …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NetBlocks: Internet-ka Soomaaliya waa La Jaray Shirkadda la socota Internet-ka ee NetBlocks ayaa sheegtay in la jaray ama hawada laga saaray Internetka, taasi oo meesha ka saareysa sheegashada dowladda ee ah in xarig la jaray. NetBlocks waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Muddo Kororsi aan Dastuuri aheyn Ma aha ikhtiyaar Furan Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa go’aanka lagu ceyriyey Xasan Kheyre ku sheegay fursad la seegay isaga oo ku adkeystay doorasho la isla ogol yahay, oo waqtigeeda ku dhacda. Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Sheegay inuu Ka Xunyahay Jidka Qaloocan ee Farmaajo uu Ku Ceyriyey Kheyre Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay waxa ay ugu yeereen habka qaloocan ee madaxweyne Farmaajo iyo golaha shacabka u mareen ceyrinta ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre. Qoraal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad oo Beeniyey in Madashu Kahor Timid Ceyrinta Kheyre Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka iyo Madasha ayaa qoraal uu bartiisa Faceboogga goordhow soo dhigay waxaa uu ku beeniyey qoraal loo tiiriyey Madasha oo la isla dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Aragtida Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Ee Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda Soomaaliya Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan ka bixiyay sida ay u arkaan kalsooni kala noqoashada Xukuumadda Soomaaliya ee maanta ka dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka…