U bood dhigaalka

Waa Sidee Aragtida Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Ee Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda Soomaaliya

Sheeko:Amniga

Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan ka bixiyay sida ay u arkaan kalsooni kala noqoashada Xukuumadda Soomaaliya ee maanta ka dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Halkan Ka Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Kala Laabashada Xukumadda

Goobjoog News