Daawo: Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Sheeko:Waxbarashada Waxaa maanta bilowday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiga sare ee fasallada Form 4, iyadoo ay jirto in ardada qaar ay waajahayaan dhibaatooyin farabadan. Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Hiraal oo Ka Hadleysa Hoos u Dhaca Weerarada Al-shabaab Warbixin uu soo saaray machadka Hiraal oo ka hadlayso amniga ayaa wax badan looga hadlay, iyadoo lagu sheegay inuu jiro hoos u dhac weerarada Al-shabab. Waxaa ay sidoo kale ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sirdoonka Jubbaland Oo Kismaayo Ku Soo Bandhigay Qaraxyo Ciidamada Sirdoonka dowlad goboleedaka Jubbaland ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al-shaab, kadib howlgallo 24-kii saac ee tagay ay ciiodamadu ka wadeen magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Goobaha Imtixaannada oo La Adkeeyey Waxaa aad loo adkeeyey goobaha ay ardeyda ku galayaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee guud ahaan dalka. Magaalada Muqdisho meelaha amniga la adkeeyey waxaa ka mid ah jidadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Waxbarashada oo Qaadeysa Imtixaannada Dugsiga Sare Waxaa maanta qeybo badan oo dalka ah ka dhacaya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee mideysan kaas oo ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka ah. Maamul goboleedyada, oo laga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dil Wadareed Ka Geystay Garasbaaley Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay nin saaka waabarigii ciidamada booliiska gobolka Mudug ay qabteen, xili ay baaritaan ka wadeen gobolka, waxaana ay sheeggtay nin inuu dil ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Shabeelle oo Fatahaad Ka Sameeyey Gobolka Shabeellaha Hoose Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellah hoose, gaar ahaan degmada Afgooye iyo deegaano hoos taga. Biyaha webiga ayaa gudaha u galay xaafadaha qaar ee degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Macluul ay Dunida Wajaheyso Qaramada Midoobay ayaa bilawday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo waddamada ugu saboolsan adduunka, taas oo ay kula dagaallami doonaan cudurka dilaaga ah ee Korona. Madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin:- Muxuu ku Fashilmay Madaxweyne Farmaajo? Soomaaliya waxay ka baxday Dowladdii ku-meel gaarka ahayd sanadii 2012 ,inkastoo dastuurka dalka uu wali ku-meel-gaar yahay, waxayna Feebaraayo 08, 2017 dooratay madaxweynihihii labaad oo rasmi ah oo hoggaaminaya Dowlad Federaal ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Danjire Caalim “Guddiga Doorashooyinka Way Fashilanyihiin,Xilligaanna Ma Qaban Karaan Doorasho” Danjire Maxamed Caalin oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna nool Wadanka Finland ayaa waraysi dhinaca Skyp-ka uu siiyay Goobjoog waxa uu ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo xaalada kala guurka,isagoo…