Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. U jeedka safarka Ra’iisul wasaaraha ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Cali Jayte “Waa Nasiib daro In Garoon Ay Degan Yihiin AMISOM Laga Waayo Dab-damis” Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan “Waa Nasiib daro in Garoonka oo ay degan yihiin AMISOM laga waayo dab-damis lagu damiyo diyaaradii ku gubatay Garoonka ” Halkan Ka Daawo Guddoomiye…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin:-Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Laashey Ishor Istaaggii Qareennada Cabdicasiis Axmed Gurbiye Maxkamadda gobolka Banaadir ee qaadeysa dacwada tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Gurbiye ayaa fadhigeeda maanta waxaa ay ka jawaabtay ishor istaaggii qareennada weriyaha ay sameeyeen talaadadii hore. Garsooraha Maxkamada gobolka Banaadir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraysi Ku Saabsan Diyaaradii Ku Soo Dhacday Baladweyne Waraysi-Maareeyaha Garoonka Beledwayne Odawaa Xuseen Jaamac oo Goobjoog kala hadlay sida loo badbaadiyay shaqaallihii saarnaa diyaarad ku burburtay Garoonka Beledwayne Halkan Ka Daawo Waraysi Ku Saabsan Xogta Diyaaradii Soo Dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarad Ku Dhacday Garoonka Diyaaradaha Baladweyne Waxaa goordhow garoonka diyaaradaha ee magaalda Baladweyne ee gobolka Hiiraan ku dhacaday diyaarad xamuul ah taas oo ay laheyd shirkad lagu magacaabo Bluebird, oo ka duushay garoonka magalada Muqdisho. Diyaaradda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Cabdikariim Guuleed oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay in Muran La Geliyo Mustaqbalka Ardayda Soomaaliyeed Madaxweynihii ee maamul goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen ayaa maanta ka hadlay khilaafka dhanka waxbarashada ee ka dhaxeeyo wasaaradaha waxbarashada heer federaal iyo maamulka Puntland, waxaana uu ku tilmaamay nasiib darro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Khasaare Ka Dhashay Darbi Ku Dumay Qoys Barakac ah Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa khasaaraha ka dhashay Derbi ku dumay qoys barakaca ah oo deganaa xero ku taalla, deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana jiro khasaare ka…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Laashey Ishor Istaaggii Qareennada Gurbiye, Amartana in La Sheego Dhibbanaha Maxkamadda gobolka Banaadir ee qaadeysa dacwada tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Gurbiye ayaa fadhigeeda maanta waxaa ay ka jawaabtay ishor istaaggii qareennada weriyaha ay sameeyeen talaadadii hore. Garsooraha kiiska Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Maamulka Puntland oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeray Wasiir Goodax Barre Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu kaga hadlay bixinta Shahaadada. Wasiir Goodax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Shariif Abayle “Baahi Weyn Ayay Qabaan Ciyaartooyda Marka” Shariif Maxamed Abayle oo ah ciyaarahan ugu soo dheelay maagalada Marko iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ciyaaartooyda Marka ay haysto garoomo xumo,loona baahanyahay in la caawiyo,isagoo Xiriirka kubbadda…