Ra’iisulwasaare Kheyre oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ra’iisulwasaarihii Hore Sheeko:Wararka Caafimaadka Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Khayre ayaa u diray Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay Allah u naxariistee Ra’iisul wasaarihii hore ee Dalka, Xasan Abshir Faarax.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaarihi Hore Ee Soomaaliya oo Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa goordhow magalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku geeriyooday Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax. Allah unaxariistee marxuumka ayaa maalmihii dambe ku xanuunsanaa isbitaal yaalla ku dalkaasi,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukunno Lagu Riday Rag Lagu Eedeeyey Kufsi Ka Dhacay Galgaduud Waxaa maanta magaalada Cadado ee gobolka Galgaduud lagu soo gaban gabeeyey dhageysiga dacwad rag lagu eedeeyey in ay lug la haayeen kufsi ka dhacay deegaan hostaga degmada Galinsoor ee Gobolka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu ku Fashilmay Madaxweyne Farmaajo. Soomaaliya waxay ka baxday dowladdii ku-meel gaarka ahayd 2012 inkastoo dastuurka dalka uu wali ku-meel-gaar yahay, waxayna Feebaraayo 08, 2017 dooratay madaxweynihihii labaad oo rasmi ah oo hoggaaminaya dowlad federaal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Yiraahdeen Madaxda “ Mamul Goboleedyada” Arrimaha Doorashooyinka Iyo Marxaladda Kalaguurka? Madaxda Maamul Goboleedyada ee kala ah Axmed Madoobe (Jubbaland), Cabdicasis Lafta-gareen(Koonfur galbeed), Maxamed Waare (Hirshabelle), Axmed Qoorqoor(Galmudug) iyo Saciid Cabdullahi Deni oo ah (Puntland) ayaa 11-July 2020 waxa uu shir…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogow Taariikhda Laacibkii Hore Soomaaliya Iyo Naadiga Badda Shariif Maxamed Abayle Shariif Abayle Maxamed waxa uu ka mid ahaa xirfadyahanadii hore kubbadda cagta Soomaaliya,isagoo halganka ciyaaraha ka soo bilaaway magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada hoose horaantii 1950,balse Shariif oo in badan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Dowlad Goboleedyada oo Maalinta 2-aad galay, Akhriso Filashada Waxaa maalintii 2-aad galay shirka dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlad federaalka ah uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Shirkan oo shalay furmay waxaa ku sugan dhammaan madaxda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Geeriyoodey Maxamed Cabdi Xaashi oo ahaa madaxweynihii hore ee Puntland ayaa xalay ku geeriyoodey magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xaashi waxaa uu sidoo kale ahaa madaxweyne ku-xigeenkii maamulka 1998-2004-tii, waxaana uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Axmed Madoobe Iyo Khudbadii Furitaanka Shirka Maamul Goboboleedyada Axmed Madoobe oo ah madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in guddiga doorashada dhismihiisa iyo kahorba laga hadlayey qof iyo doorasho, haddii la gaari waayo aan loo fariisan-doonin, oo horay loo socda.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Khudbaddii Madaxweyne Waare Ee Furitaanka Shirka wadatashiga Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay shirka Maamul Goboleedyada ayaa xooga saaray arimaha doorashooyinka,Amniga iyo sidoo kale maamul u sameynta maqaamka Muqdiso Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Waare…