Imtixaanka Fasalka Siddeedaad Oo Ka Furmay Gobolka Banaadir Sheeko:Waxbarashada Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Flish) ayaa daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka siddeedaad oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Wasiiru dowlaha wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin “Aad Baan Ugu Faraxsanahay In Aan Helno Stadium Muqdisho” Macallin ku xigeenka kooxda Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa sheegay in aad ugu faraxsanahay dib u soo celinta garoonka Stadium Muqdisho oo ay Dowladda ku samaysay dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka golaha shacabka, kaas oo ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka golaha ayaa ah 1 Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Maxamuud “Madasha Xisbiyada Waxa Ay Ka Shaqeyeen Isku Soo Dhawaashaha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya” Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka qeybna ka ah Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga hadlay go’aanka madasha ee ku aadan arrimaha doorashooyinka,isagoo dhinaca kale…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamuud Maxamed “Waxaan Diyaar U Nahay Horomarka Iyo Kor U Qaadida Ciyaaraha Diinsoor ” Maamulka Ciyaaraha Degmada Diinsoor ayaa tartan u qabtay kooxaha ka dhisan degmadaas,iyagoo ugu magac daray is dhaxglka bulshada iyo nabadda degmada waxaan abaabulka tartankan iska kaashanaya dhallinyarada ka soo jeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh “Madasha Xisbiyada Qaran Waxay Dhiira Gelinaysaa Shirka Maxda Maamul Goboleedyada ” Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah hogganka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in ay dhiiri gelinayaan shirka Madaxda Maamul Goboleedyada ee ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo Dib u Bilaabaysa Bixinta Baasaboorka Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay dib u bilaabaysaa Bixinta Baasaboorka dalka, kadib markii dowladdu fasaxday duulimaadyada gudaha , waxaana la filayaa dhowaan in ay furmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federaalaka ah oo Imtixaan Qaadeysa Xilliga Covid 19 Wasaaradda waxbarashada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qaadeysa imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsi dhexe. Imtixaamkan oo la mid ah kii fasalka 12-aad ayaa la sheegayaa in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Goboleedyada oo Maanta Shir Ku Yeelanaya Dhuusamareeb, Galmudug Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka furmaya shirka dowlad goboleedyada kaas oo ay ka qeyb galayaan dhammaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ah. Shirkan oo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada Qaranka Oo Soo Dhawaysay Shirka Dhuusamareeb Ee Madaxda Maamul Goboleedyada Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD qeybna ka ah Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Xassan SHiekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga hadlay go’aanka madasha ee ku aadan Arrimaha doorashooyinka iyo…