Macallimow “Waxaa Nasiib Dara Ah In Cabdicasiis Gurbiye Loo Cuskado Qodobo Ka Mid Ah Xeerka Ciqaabta Oo Madaxweynuhu Sheegay In Ay Dhaceen ’’ Sheeko:Arrimaha Amniga Xoghayaha FESOJ Macalimuu “Waxaa Nasiib Dara Ah In Cabdicasiis Gurbiye Loo Cuskado Qodobo Ka Mid Ah Xeerka Ciqaabta Oo Madaxweynuhu Sheegay In Ay Dhaceen ’’ Halkan Ka Daawo Hadal Uu Macallimow… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdalla Muumin “Waa Nasiib Dara Ah In Seddax Jeer La Bedelay Qodobada Eedeynta Weriye Gurbiye’’ Xoghayaha SJS Cabdalla Muumin “Eedeymaha loo haysto Gurbiye waxa ay Ka Imaanayeen Madaxtooyada ,Waxaa Nasiib Dara Ah In Seddax Jeer La Bedelay Qodobada Eedeynta’’ Halkan Ka Daawo Hadal Uu Cabdalla Muumin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Beyle oo Ka Qeyb Galay Shirka Hormarinta Maaliyadda Dalka Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qeyb galay shirka loogu magac daray hormarinta maaliyadda dalka, kaas oo sedex geesood ahaa. Shirka oo ku qabsoomay…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kiiska Gurbiye: Siyaasiyiin, Hey’ado iyo Shakhsiyaad Soomaali iyo Ajnabi Leh oo Kahor yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia Waxaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo lagu eedeeyey dacwo beenaad uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si loo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin:-Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Dib U Dhigtay Go’aan Gaarista Eedeyn Aan Sal Laheyn Oo Loo Soo Jeediyay Weriye Gurbiye Waxaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir looga yeeray Tafaftiraha guud ee Goobjoog Media Group Cabdicasiis Axmed Gurbiye si uu uga garnaqo dacwad ay ku soo oogtay Villa Somalia. Maxkamadda marka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Dalbaday in Magaalada Guriceel Loo Diyaariyo Degmo Buuxda Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad loo sameeyey isaga, wasiirro ka tirsan golehiisa iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Ka Hadlay Shirka Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa ka hadlay u jeedka kulanka madaxda dowlad goboleedyada oo lagu wado inuu ka qabsoomo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galamudug. Madaxweynaha ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Talaabo Ay Qaaday Dowladda Soomaaliya Oo Ka Careysiisay Ganacsatada Qaadka Ee Dalka Kenya Ganasatada Qaadka ka keena wadanka Kenya ayaa cabasho ka muujiyey, talaabo ay qaaday dowladda federaalka Soomaaliya taas oo ay maalinimadii Sabtida ay ku hakisay diyaarad siday Qaad oo ku sii…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni Oo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ku Eedeeyey Jabinta Dastuurka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goddomiyaha golaha shacabka ee baarlmaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh, waxaa uu ku eedeeyey inuu jabiyey dastuurka, kadib markii guddoomiyaha uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Gurbiye oo Lagu Maxkamadeynayo Muqdisho Waxaa goordhow xarunta maxkamadda gobolka Banaadir ka bilaabaneysa maxkamadeynta weriye Cabdicasis Gurbiye oo ah agaasime ku xigeenka Goobjoog Media Group iyo tifaftiraha guud. Mudane Gurbiye ayaa loo heystaa dacwad ay…