Cabdalla Muumin “Waa Nasiib Dara Ah In Seddax Jeer La Bedelay Qodobada Eedeynta Weriye Gurbiye’’
Luuliyo 7, 2020
Xoghayaha SJS Cabdalla Muumin “Eedeymaha loo haysto Gurbiye waxa ay Ka Imaanayeen Madaxtooyada ,Waxaa Nasiib Dara Ah In Seddax Jeer La Bedelay Qodobada Eedeynta’’
Halkan Ka Daawo Hadal Uu Cabdalla Muumin Ka Jeediyay Maxkamada Gobolka Banaadir