Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Ayax kale oo ka Dillaaca Soomaaliya Sheeko:Dalka Hay’adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka Ayaxii dhowaan ka dillaacay waddamada bariga Afrika, kaas oo waxyeello… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub oo Muqdisho Ku Qabtay Xafladda Maalinta Haweenka Munaasab lagu weyneynayey maalinta haweenka caalamka ee 8-da Maarso oo sanad weliba laga xuso adduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdsho, xaflada ayaa waxaa soo abaabulay Midowga Yurub. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Buulobarde: Isbitaal Hooyada iyo Dhallaanka oo Laga Hirgelinayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan , Cali Maxamed Carraale ayaa Dhagax dhigay Isbitaal looga tala galay hooyada iyo dhallaanka oo dhowaan laga hirgelin doono degmada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan. Mashruuca lagu dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warsaxaafadeed: Akhriso Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Madasha Xisbiyada Qaran Shir ay isugu yimaaddeen Madasha Xisbiyada Qaran (MXQ) mudadii u dhaxeysey 29ka Febraayo illaa 4ta Maarso 2020, oo ay kasoo qaybgaleen dhammaan xisbiyada xubnaha ka ah MXQ. Muddadii 5-ta casho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Ay Howlgal Qorsheysan Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab War ka soo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidaamada sida gaarka ah u tababaran ay howlgal qorsheysan ku dileen dagaalamayaal ka tirsan dhaqdhaqaaqa Al…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Iyo Uhuru Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Amniga Iyo Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka kuwa wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah labada dal ay uga shaqeeyaan sugidda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Ku Timid in Madasha Qaran ay Hal Xisbi iyo Hal Murashax Yeelato 2020? Shir muddo shan maalin uga socday dalka Turkiga mas’uuliyiinta madasha qaran ayaa ugu dambeyntii la go’aamiyey in madashu hal xisbi noqoto, isla markaana doorashada 2020-ka ay hal murashax yeeshaan. Xisbiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Markale War Ka Soo Saartay Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale war ka soo saartay caabuqa COVID-19 oo dhaliya xanuunka Coronavirus, ka dib markii maanta wasaaraddu ay magaaalada muqdisho kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Qaadacday Shirka Arrimaha Maaliyadda ee DF Iyo kuwa xubnaha ka ah ay Ku Yeelan Doonaan Beydhabo War ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland gaar ahaan xafiiska wasaaradda maaliyadda maamulkaasi ayaa waxaa gabi ahaanba lagu qaadacay shirka ay dowladda soomaaliya magaalada Beydhabo kula yeelanayso wasaaradaha maaliyadda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dalbatay In Dib Loo Dhigo Shirka Wasaaradda Maaliyadda DF Iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Qoraal goor dhow ka soo baxay xafiiska wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu codsaday in dib lo dhigo shirka la qorshenayo in magaalada Beydhabo ay ku yeeshaan wasaaradda…