Deni oo Magacaabay Guddiga Shirka Wadatashiga Puntland Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay guddiga diyaarinta shirweynaha wadatashiga dowlad gobaleedka Puntland iyo xubnaha ku matala labada gole ee dowladda federaalka siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Lagu Dilay Gobalka Bay Kooxo hubeysan ayaa maanta degmada Buurahakaba ee Gobolka Bay ee dowlad gobaleedaka Koofur Galbeed ku dilay nin ka mid ahaa Nabaddoonnada sida weyn looga yaqaanay degmada. Nabaddoon la dilay ayaa …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed oo Sheegtay Lahaanshiyaha Farmaajo iyo Soomaaliya oo Dhan! Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa isniintii daabacay khariidadda Itoobiya ah oo ay ku jirto Somaliland arrintaas oo Soomaali badan oo ka hadashay ay ku tilmaameen sahansigii 2-aad ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Xukunno Kala Duwan Ridday Cabbduqaadir Suufi Muunye & Saciid Cumar Cabbdullaahi ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in ay ahaayeen u qaabilsanayaaal xagga maamulka iyo maaliyadda uga wakiil ah Alshabaab Tuulada Mareerey oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallinka Cusub Ee Xulka Qaranka Da’yarta Oo Booqday Xerada Tababarka Dhallinyarada Madaxda xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa booqasho iyo kormeer u tagay Xulka Qaranka dhallinyarada oo sanadkan 2020 ka qeyb galay tartamo kala duwan,waxaana sidoo kale kulan laacibiinta da’yarta iyo macallimiintooda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi: “Dowladan Farmaajo Waxa Ay Ahayd Tii Ugu Cadaawadda Badnayd Intii Dowlado Na Soo Martay” Madaxweynaha maamulka Soomaalilnad Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlayay hadal heyn ku aadanayd in madaxweyne Farmaajo uu ka degi doono magaalada Hargeysa ayaa arrinkaasi gaashaanka u daruuray waxa uuna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degmada Wadajir Oo Talis Cusub Loo Magacaabay Taliyaha booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday taliyihii degmada wadajir ee gobalka Banaadir, isaga oo degmadaasi u magacaabay taliye cusub. Taliye Xijaar ayaa Saciid Cali Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaaradaha Mareykanka Oo Duqeeyay Jubbada Dhexe War ka soo baxay 17-kii bishan taliska Mareykanka ee Africa islamarkaana loo yaqaan AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah ay diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen gobalka Jubbada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Caawa Lagu Dilay Gaalkacyo Waxaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu dilay mas’uul ka tirsanaa dowlad gobaleedka Puntland. Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa caawa maqribkii ka dib dil ugu geystay xaafadda Garsoor…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Heshiis Laga Gaaray Arrimaha Shahaadada Ee Ardeyda Puntland Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay dowlad gobaleed Puntland oo maanta Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay xal laga gaaray khilaafkii dhanka waxbarasada dowladda…