Odoyaal Ku Wajahnaa Dhuusamareeb Oo Maanta Ishor Istaag Lagu Sameeyay Sheeko:Arrimaha Amniga Odoyaaal ka ambabaxay magaalada Gurcieel ee gobalka Galgaduud islamarkaana ku wajahnaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa ishor istaag ku sameeyay ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ee ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Caasimadda Galmudug Ee Dhuusamareeb Wararka maanta aan ka helayno degmada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in degmadaasi uu ka dhacay qarax sababay khasaare kala duwan. Qaraxan ayaa ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ugaas Yarow: DF Guluf Colaadeed Ayey Ka Waddaa Gobalka Gedo Ugaas Maxamed ugaas Xasan ugaas Yarow oo sheegay in uu yahay ugaaska beesha Mareexaan ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxa uu ku eedeeyay in dhibaatada ka taagan gobalka Gedo ay masuul…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo DF Ku Eedeysay Khalkhal Amni, Digniina U Dirtay Seeraar Iyo Xiddig Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeysay in ay ka dambeysay dagaalkii maalinimadii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, una dhaxeeyey ciidamada amniga Jubbaland iyo kuwo taabacsan Cabdinaasir Seeraar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Dagaal Kooxda Macawisleey Iyo Ciidamo Itoobiyaan Ah Ku Dhexmaray Hiiraan Wararka aan maanta ka helayno gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in deegan ka tirsan goblkaasi uu ka dhacay dagaal aad u qaraar oo u dhaxeeyay ciidamo Itoobiyaan ah iyo meeleeshiyo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Magaalada Xudur oo Dugsigeedii Sare Dib Loo Furay Burburkii Ka Dib Munaasabadaan oo lagu daahfurayay iskuulkii Dugsigii sare ee magaalada Xudur,waxa soo qaban qaabiyey bahda waxbarashada degmada Xuddur ee gobolka Bakool,iyadoo ay ka qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS,Maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Kulan La Qaatay Safiirka Mareykanka iyo Taliyaha Africom Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi oo hoggaaminayo Safiirka dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya danjire Donald Yamamoto iyo Taliyaha howlgalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Hadaljeedintii Kulankii Maanta Ee Golaha Aqalka Sare oo Lagu Ansixiyey Sharci Horyaalay Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey hindise-sharciyeedka jaangoynta iyo tayo dhowrka Soomaaliyeed. Kulanka golaha ayaa waxaa soo xaadiray 28 mudane oo maanta uu ku furmay kooramka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Dagaal Kismaayo ku dhexmaray Labo Ciidan Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in goor dhaweyd halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada amniga Jubbaland iyo kuwa taabacsan Cabdinaasir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Degmada Jalalaqsi Oo Sheegay In 7 Sanno Aysan Wax Mushaara Qaadan Taliyaha degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan Cismaan Cabdi Xasan oo u wawaramay Goobjoog News ayaa sheegay in ciidanka ka howlgalla degmadaasi aysan wax mushaara qaadan muddo ku siman 7 sanno.…