Galmudug: Dowladda Federaalka oo Saddex Maalin Ku Dartay Waqtiga Doorashada Sheeko:Baarlamaanka Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku –xigeenkiisa ee dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa maanta ku dhawaaqay in muddo saddex maalin ah dib loo dhigay doorashada. Guddiga ayaa ku micneeyey dib u dhigista… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir Oo Madaxweyne Loo Doortay Doorasho maanta ka dhacday maagalada Dhuusamareeb, ayaa xildhibaanada baarlamaanka Ahlu sunna waxa ay madaxweyne u doorteen Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Doorashadan ayaa ka dhacday xarunta Inji oo xarun u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faroole: Wasiir Goodax Waxa Uu Ka Hor Imaanayaa Nidaamka Federaalka Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland haatanna ah Senetor ka tirsan golaha Aqalka sare ee BFS mudane Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in wasiirka…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Warbixin: Galmudug Oo Fool Dheer Kadib Laga Cabsi Qabo Umul Raacasho!! Maanta waxaa khudbeeyey murashaxiinta madaxweynaha iyo ku-xigeenka ee dowlad goboleedka Galmudug iyaga oo soo bandhigay sida ay wax u maamuli-doonaan haddii la doorto berri oo khamiis ah. Arrintan ayaa imaaneysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Feysal Cali Waraabe: Doorasho Noo Gaara Ayaan Qabsan Doonaa Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Feysal Cali waraabe, ayaa sheegay in ay qabsan doonaan doorasho u gaara haddii xukuumadda Somaliland ay ku qancin weyso doorashada soo aadan. Gudoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Dil U Geystay Wiil Dhalinyaro Ahaa Wararka aan ka helayno degmada Dharkeynley ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka dowladda uu xalay dilay wiil dhalinyaro ahaa sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka. Dilkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Galmudug Oo Ku Baaqay In 2 Todobaad Dib Loo Dhigo Doorashada Murashaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Galmudug ee aan weli isdiiwaangalin sida Cabdiraxmaan Odowaa, Kamaal Guutaale, Cabdi Dheere iyo Cabdullahi Faarax Weheliye ayaa soo saaray baaq ay ku dalbanayaan in dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Wasiir Janan Waxa Uu U Dhaxeeyaa Nolol Iyo Geeri Dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay ka walaacsantahay xaalada Wasiirkoodii amniga oo shalay hey’adaha booliska Soomaaliya ay sheegeen inuu baxsaday, waxa ayna sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga War Saxaafadeed: Dab Aan Khasaare Geysan oo Ka Kacay Bangiga Dhexe Maamulka Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa Faahfaahin ka bixiyey Dabkii Xalay ka kacay Qeyb kamid ah Bangiga, kaasi oo aan geysan Wax khasaare ah, waxaana Maamulka Bangiga uu u mahad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Xafiiska UNSOM oo Hargeysa Gaaray Waxaa maanta Magaalada Haegeysa ee Somaliland gaaray wafdi uu hogaaminaayey wakiilka cusub ee xafiiska gargaarka Biniaadamnimada ee UNSOM Mr. Adam Abdul-mowla. Mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ayaa ku soo dhaweeyeey…