Murashaxiinta Galmudug oo Ka Hadlay Korjoogteynta Doorashada, Kaalinta Ahlu Sunna iyo Arrimo Kale Sheeko:Arrimaha Amniga Musharaxiinta madaxtinnimada dowlad goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Odawaa, Cabdullaahi Wehliye, Kamaal Gutaale iyo Cabdi Dheere ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in loo baahanyahay dhinac 3-aad ee korjoogteeya doorashada Galmudug… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xogta Goobjoog: Xabsiga Godka Jilacow oo Weli Furan, Shaqeeyana! Inkasta oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay horay u shaacisay muddo haatan sanad laga joogo xirista xabsiga godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, hadana Goobjoog News ayaa ogaatay inuu xabsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fannaanka Daa’uud Cali Masxaf oo Geeriyoodey Waxaa goordhow magaalada Jugjiga inuu ku geeriyooday la xaqiijiyey fannaanka iyo mulaxinihiistaha caanka ahaa Daa’uud Cali Masxaf. Daa’uud waxaa uu caan ku ahaa laxanka iyo Music-ga isaga oo ku lamaaanna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2019: Soomaaliya oo Noqotey Dalalka Ugu Musuqa Badan Markii 13-naad Inkasta oo maamulka Farmaajo uu mar weliba sheego horumar laga gaaray dhanka maaliyadda, isla xisaabtanka iyo dib u habeynta hey’adaha dhaqaalaha, xiriir wanaagsanna uu kala dhaxeeyo hey’adda IMF-ta iyo bangiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Kulan Degdeg Ah Ku Leh Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in maanta ay halkaasi kulan degdeg ah ku yeelan doonaan xildhibaannada baarlamaanka Galmudug. Sida ay Goobjoog News u sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Hala Joojiyo Waxa Ka Socda Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadlayo waxa ka socda magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Xaaf ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Amniga Gobolka Banaadir Oo Arrimo Dhowr Ah Looga Hadlay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xalay oo Khamiis ahayd yeeshay kulan Todobaadle ah oo inta badan lagu gorfeeyo arrimaha ammaanka, soo celinta bilicda Caasimadda iyo is-dhexgalka Bulshada. Kulanka oo ay goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Soomaaliya oo Ka Hadashay Iscasilaadii Guulwade. Madaxtooyada Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay iscasilaadii uu sameeyey Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo xubin ka ahaa guddiga dab- u heshiisiinta wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland. Warsaxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Sheegay In Aysan Ka Qeybgali Doonin Doorashada Galmudug Inta… Qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee dowlad goboleedka Galmudug, ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in aysan ka qeybgali doonin doorashada, inta uu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Lala Beegsaday Xarumo Al-shabaab Ku Lahaayeen Jubbooyinka Wararka ka imaanayaa gobollada Jubbooyinka ayaa sheegay in ay halkaasi ka dhaceen duqeyn dhanka cirka ah, oo lala beegsaday dhaqdhaqaaqyadda Alshabaab. Duqeynta ayaa ka dhacday deegaannada Hargeysa yarey, Saayow iyo…