Wasiir Xamse “Waxaan U Baahanahay Wada Shaqeyn” Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa sheegay tan iyo markii uu la wareegay xafiiska Wasaarada ay bahda isboortiga ugu soo hambalyayeen magacaabistiisa,isagoo intaa ku daray in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo Ku Biirtay Shirka Murashaxiinta, Maxay Balanqaadeen? Shirka murashaxiinta madaxtinnimada uga socda Jaziira waxaa muuqato in aan loo kala harin kadib markii saacadihii tagay ay ku biireen xubno ka tirsan beesha caalamka. ilo ku dhow shirka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Murashaxiinta Madaxweynaha oo Maalintii 5aad galay, Milkiileyaasha Warbaahinta Ayey Arki doonaan Waxaa malaintii 5aad galay shirka murashaxiinta madaxweynaha ee ka socda Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho. Shirka ayaa maalmihii tagay waxaa ka qeyb galay 12 murashax oo sanadkan oo u sharaxan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Xaafuun oo Haawaneysa, Guryo iyo Dad Ku Waxyeeloobey Xaafuun iyo deegaannada ku dhow ayaa waxaa helay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland, iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Axmed oo Farmaajo usoo Diray Lataliyihiisa Amniga Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa isniintii waxaa uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo usoo diray la taliyihiisa amniga si ninka hore loola socodsiiyo hawlgalka Axmed ee ka dhanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Koonfur Galbeed Oo Diyaar Wanaagsan Ku Qaadanaya Garoomada Ciyaaraha Magaalada Muqdisho Ciyaaryahanada Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo sanadkan ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa diyaar garow wanaagsan ku qaadanaya garoomada ciyaaraha MagaaladaMuqdishoee caasimada,iyagoo sanadkan rajaynaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharraxiinta oo Galay Maalintii Afaraad iyo War-murtiyeed Laga Sugayo Shirka wadatashiga musharraxiinta oo ka socda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa galay maalintii afaraad, kaas oo looga hadlayo arrimaha doorashada dalka, geedi u socodka, aragtida murashaxiinta waxaana ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Khasaare Ka Dhashay Askari Qoyskiisa Ku Qarxiyey Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa askari la sheegay inuu ka tirsanaa xoogga dalka oo xalay Bom gacmeed ku qarxiyey qoyskiisa, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal iyo Ku-xigeenkiisa Koowaad oo Caawa Ku Biiray Shirka Musharraxiinta Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka fedraalka Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan iyo ku-xigeenkiisa 1aad Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa caawa ku biiray shirka midawga musharrixiinta ee looga tashanayo sidii dalka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nolosha Soomaalida Wadanka Angola Soomaalida ku nool Dalka Angola oo tira ahaan lagu qiyaaso Afar Kun ilaa Afar Kun iyo Shan Boqol oo Qof, oo qaarkood nalasoo xiriiray ayaa ka waramay noloshooda guud, iyagoo…