Xog: Qodobbada Mugdi Ku Jira ee Sharciga Doorashada Sheeko:Dalka Mar haddii uu aqalka sare u saarey guddi 7 xubin ah oo ka shaqeynaya sharciga doorashada, waxaa xusid mudan in golaha shacabka ay meelmariyeen sharci aan la turxaan bixin! Goobjoog… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Miisaaniyadda 2020 iyo Faahfaahinta Guud ee Mushaaraadka Ciidamada iyo Agoonta! Inkasta oo maamulka Farmaajo uu ku guuldareystay sugidda amniga dalka laakin sida ku qoran shaxda ay todobaadkan daabacday wasaaradda maaliyadda waxaa hadda mushaari ah ilaa 40 kun oo ciidan, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Lamu Xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar waxa ay ku qaadeen saakay waaberigii xerada SIMBA kuna taalla deegaanka Manda Bay ee gobolka Lamu. Saldhiggan waxaa deganaa ciidamo Kenyan ah, waxaana halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidanka DFS iyo kuwa maamulka K/galbeed ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Deegaannada ay ciidanku la wareegeen ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Miisaaniyadda 2020: Waa Sidee Qoondada Mushaaraadka ee Grade A, B, C iyo D? Soomaaliya waa dalka keliya ee dunidan ku yaala ee shaqaalaha rayidka ah ee Grade A-gu ama maamulka ay la egyihiin marka la isku daro tirada shaqaalaha kale ee B, C,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM Oo Ka Hadashay Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa ka warbixiyey duqeyn ay diyaaradahooda ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay taliskan ayaa lagu sheegay in weerarkan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Waxa uu ajendaha kulankan maanta yahay, u codeynta Heshiiska damaanad qaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaaf Oo Guddi Doorasho Magacaabay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa magacaabay guddiga doorashada maamulkaasi, kuwaa oo ka kooban 11 xubnooda. Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay, in dastuurka Galmudug uu xaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug oo Aqbalay Liiska Xildhibaannada Ahlu sunna Guddiga farsamada iyo maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey liiska xildhibaannada maamulka Ahlu suuna ay ku yeelan doonaan dowlad gobaleedka afarta sano ee soo socota. Qoraal ka soo…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka iyo Firaaq hay’adaha Dawladda. Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka ee Aqalka Sare horyaala qodobkiisa 11(6) waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha JFS uu ka soo magacaabayo Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xisbiga ama isbahaysiga doorashada ku guulaysta kuraasta…