Shirka Musharaxiinta oo Maanta Muqdisho Ka Furmaya Sheeko:Dalka Waxaa maanta lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadatashiga qaar kamid ah Musharaxiita madaxweyne ee dalka, kuwaas oo maalmihii tagay ilaa shalay soo gaaray magaalada caasimadda ah.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiin Madaxweyne oo Muqdisho Yimid iyo Berri Shir u Furmaya Waxaa maanta Muqdisho soo gaaray tiro murashaxiin ah oo u tartamaya jagada Madaxweyne 60 cisho kadib. Murashaxiinta waxaa ka mid ahaa Daahir Geelle, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Cabdiqaadir Cosoble iyo rag kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Soomaaliya Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka 2021/2025, amniga iyo laba kaclaynta caabuqa Karoona.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Natiijada Doorashadii Hirshabelle iyo Hirgelinta Geedi-socodka Doorashada Qaran Saaxiibbada beesha caalamka ee Soomaaliya (eeg liistada hoose) waxay si dhow ula socdeen dhisiddii golaha baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, doorashadii madaxweynaha ee dhowaan ka dhacday Dowlad Goboleedka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku Xgeenka Hirshabelle Oo Gaaray Beledweyne Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka hirshabelle (Yusuf Axmad Hagar dabageed) ayaa maanta si weyn logu so dhaweyay magalada baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan . so dhawynta waxaa ka soo qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Duqa Degmada Gaalkacyo OoLa Kulmay Guddiga Dhismaha Garoonka Cabdullaahi Ciise Duqa degmada Gaalkacyo ayaa la kulmay Guddiga gacanta ku haaya dhismaha Garoonka kubbadda Cagta Cabdulaahi Ciise,kulankan waxaa uu ahaa mid guddiga ay ugu warbixinayeen Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenkiisa shaqada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Howlgeliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo howl-geliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka ayaa la wadaagay muhiimadda ay leedahay masuuliyaddan taariikhiga ah ee ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhoweeyey caasimadda. Waxaa soo dhweyntiisa ka qeyb qaatay mas’uuliyiin iyo xidhibaanno uuka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Waqooyi Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaannada labada gole ee gobollada waqooyi. halkaan ka akhriso
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Saciid “Tartanka Gobolada Waa Kan Ugu Xiisaha Badan Soomaaliya” Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse oo ka hadlayay muhiimada ay lee yihiin ciyaaraha Gobolada ayaa sheegay in sanadkan maamulkiisa uu wax badan ku soo kordhin doono,kan…