Hooyo Umul Ah iyo Caruurteeda oo Lagu Dilay Shabeellada Dhexe Sheeko:Arrimaha Amniga Warar kala duwan ayaa ka soo baxayo koox hubeysan oo habeenimadii xalay dad shacab ah ku dilay deegaanka Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe, wararka ayaa intaa ku daray in khasaaraha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxay Kawada Hadleen Wasiirka Ganacsiga iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir? Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta kulan waxaa uu la qaatay ganacsatada kala duwan ka hawl-gasha dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. Kulanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxay muwadin Soomaaliyeed ku dileen dalkaasi, kaasi oo ganacsi ahaan u tagay halkaasi , dilka ayaana dhacay habeenimadii xalay. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyarada Hirshabeele Oo Hambalyo Iyo Codsi U Soo Diray Wasiir Xamse Saciid Qaar ka mid ah dhalinyarada Hirshabeele oo la hadlay Goobjoog Sports ayaa soo dhaweeyay una hambalyeeyay Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamse Saciid Xamse,iyagoo sheegay in lala helay booska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha: Guddiyada Doorashada Dadban Ee 2020 Waxaa Ku Jira NISA iyo Shaqaale Rayid Ah Madasha Xisbiyada Qaran oo warsaxaafadeed soo saartay magacaabista guddiyada doorashada ayaa dhaliilshay, iyada oo sheegtay iney ka mid noqdeen xubno ka tirsan NISA iyo shaqaalaha rayidka ah. Dhankooda, magacaabista xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Beeleed: Weerar Khasaare Dhaliyey ayaa Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa weerar khasaare kala duwan dhaliyey oo habeenkii xalay ka dhacay duleedka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud, kaas oo maalmihii tagay ay ku dagaalameen maleeeshiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Joe Biden oo Noqday Madaxweynihii 46-aad Ee Mareykanka CNN ayaa goordhow shaacisay in Joe Biden uu noqonayo madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka kadib markii uu ka guuleystay Trump. Ninkan guuleystay ee Demoqoraadiga ah ayaa dhammaadkan bishan noqon doona 78,…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Akhriso 9 Arrin oo Kicisay Xiisadda Abiy Axmed iyo Tigrayga Duqeyn iyo dagaal adag oo u dhaxeeya ciidamada federaalka ah iyo kuwa Tigray-ga ayaa iminka ka socda waqooyiga Itoobiya, arrintan oo cabsi badan gelisay dalalka gobolka ayna baaqyo xabad joojin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyey Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaay ku yeeshay xaruntooda magaalada Jowhar, waxaana uu ahaa kalafadhiga 1aad kulinkiisa 4aad ee Baarlamanka Hirshabelle. Kulanka ayaa waxaa shir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Laaley Guddiga Dir Ee uu soo Qoray Rooble, “Beeluhu Ma Garanayaan Meel Laga Keenay” Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee JFS mudane Cabdi Xaashi ayaa qoraal uu goordhow soo saaray waxaa uu laaley isla markaana sheegay in aan waddo sharci ah loo marin magacaabista guddiga…