Soomaaliya: Bangiga Adduunka oo Sheegaya in Dhaqaalaha Hoos u Dhacay 1.5%, Akhriso 3 Sabab Sheeko:Arrimaha Amniga Bangiga adduunka ayaa sheegay in uu sanadkan hoos u dhacayo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya ilaa 1.5% taasi oo ku timid saameynta COVID-19, Fatahaadaha iyo Ayaxa. Sida ay bangigan uu ku sheegay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sida Sheekh Shariif uga Hadlay Doorashada iyo Caruurta La Xado Hoggaamiyaha madasha xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo muddooyinkan safar ku maqnaa ayaa maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay, waxaa uuna dadkii soo dhoweeyey kala hadlay doorashada Hoggaamiyaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Farax Siisay Shaqaaleheeda iyo Sababta Somaliland ayaa fasaxday dhammaan shaqaalaha ka shaqeeyo xarumaha dowliga ah, labada maalin ee soo aadan oo ka bilaabanayso maalinta Khamiista ah, qoraal ka soo baxay he’adda shaqaalaha ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Liiska Xildhibaannada Hirshabeelle oo Lagu Dhawaaqay Guddiga soo xulista Baarlamaanka labaad dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa habeenkii xalay shaaciyey liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad ee maamulkaas, kadib shir sharaa’id oo guddigu uu ku qabtay. Liiskaan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku-xigeenka Punland oo Soo Xiray Shirka Mashaariicda Puntland ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan (karaash), ayaa maanta shir usoo xiray degmooyinka iyo gobolada puntland ee ay ka socdaan mashaariicda horumarin ee jplg.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo xilka u kala wareejiyey Wasiirrada Shaqada iyo Shaqaalaha, Haweenka, Howlaha Guud, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Wasiiru dowlaha XRW Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula wareegeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha bulshada Mudane Duraan Axmed Faarax,…
1 daqiiqo Sheeko:War Xisbiga Horumarka Shacabka Oo Guul U Rajeeyay Golaha Wasiirada Soomaaliya Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Xisbiga Horumarka shacabka Cali Maxamuud Ciise Cali Guray ayaa lagu soo dhaweeyay Golaha Wasiirada ee uu magacabay , Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble dhawaana ay ansixiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Looga Soo Horjeedo France oo Ka Dhacay Somaliland Bulshada ku dhaqan magaalada Burco ee Gbobolka Togdheer ayaa sameeyey dibax ay uga soo horjeedaan madaxweynaha wadanka Faransiis Emanual Macron, kadib hadal uu jeediyey dhowaan carro badan dhaliyey. Dibadbaxayaasha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan oo Gaaray Dhuusamareeb Ergayga golaha ammanka ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug iyo halkaas lagu soo dhoweeyey James. Wefdiga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Jaaliya Soomaaliyeed ee Magaalada Goteborg Oo Hambalyo U Soo Diray Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Jaaliya Soomaaliyeed Magaalada Goteborg ee dalka Sweden ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudan Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo madaxda Dolwadda ugu mahad celiyay doorashada ay…