Kulan Lagu Taageerayay Musharraxa Xildhibaan Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho Sheeko:Baarlamaanka Xaflad lagu soo dhoweynayay Musharrax xildhibaan 2021/2025 Marwo Farxiyo Axmed Diini ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho Waxaa kulanka lagu soo dhoweynayay Musharraxa Xildhibaan Farxiya Axmed diini kasoo qeyb galay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageysi: Barnaamijka “The Next Economy” Ee Ganacsiyada Yar-yar Ganacsiyada yaryar waxey Soomaaliya ka sameeyaan shaqo-abuur farabadan, waxeyna kaalin weyn uga jiraan kobcinta iyo kor-u-qaadista dhaqaalaha dalka, iyada taasi laga ambaqaadayo ayaa manta waxaan Goobjoog FM ku casuunay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jowhar: Odeyaasha Dhaqanka iyo Ergaga oo Intooda Badan Gaaray Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle gaaray inta badan odeyaasha dhaqanka iyo ergada iyada oo la filayo in xulistii bilaabato. Inkasta oo jawdalka iyo qorshihii hore la baalmaray, oo aaney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidan Ka Tirsan Dowladda iyo Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Cadaado Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal caawa ciidamo ka tirsan Nisa iyo maleeshiyaad ku dhexmaray magaalada Cadado ee gobolka Galduud, waxaana lasoo sheegayaa khasaare ka dhashay israsaaseyntooda. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Duubabka Dhaqanka Hirshabeelle oo Ku Qulqulaya Jowhar Magaalada Jowhar ee gobalka Shabeellada dhexe dhexe waxaa gaaray qaar ka mid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle, kuwaas oo ka qeyb qaadanaya soo xulista Baarlamnka labaad ee Maamulka Hirshabeelle, waxaana hoggaaminayey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Galmudug oo Ansixiyey Sharciga Lagu Dhisayo Ciidanka Daraawiishta Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda u ah maamulkaas ayaa ansixiyey sharciga lagu dhisayo ciidanka daraawiishta, kaas oo horay ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laftagareen oo Magacaabay Taliyaha Howlgalinta Daraawiishta Madaxweynaha dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa u Magacaabay Aadan Xared Cumar taliyaha howlgelinta ciidanka Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed. Goobjoog News
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gurbiye: Siyaad Barre, Afgambi Ayuu Xukunka Ku Qabsaday, Isna Waa La Afgambiyey! 51 sano ayaa ka soo wareegatay inqilaabkii aan dhiigga ku daadan ee October 21, 1969-kii, Siyaad Barre iyo ciidamo ka amar qaata ayaa dalka xoog ku qabsaday maalmo kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u dhac Ku Yimid Jadwalka Doorashada, Lama Magacaabin Guddigii Labada Heer Waxaa uu dib u dhac ku yimid hirgelinta nidaamka doorasho ee lagu heshiiyey sanadkan 2020/2021 kadib markii lagu guuldareystay magacaabista guddiga doorashada xilligii loogu talo-galay. Sida ku qorneyd lifaqa 2-aad…
2 daqiiqo Sheeko:War 21 Oktoobar, Ma Maalin Qaran mise Maalin koox u gaara? Oktoobar tirsiimo ahaan waa bisha 10aad ee 12sanadka miilaadiga ee 12bilood ka kooban. Waa maalin ka duwan maalmaha xoriyadda ee la wayneeyo, waa maalin waynaynteedu xilli bilaabatay xillina dhamaatey. Ciidamadii…