U bood dhigaalka

Laftagareen oo Magacaabay Taliyaha Howlgalinta Daraawiishta

Oktoobar 21, 2020

Madaxweynaha dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa u Magacaabay Aadan Xared Cumar taliyaha howlgelinta ciidanka Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed.

Goobjoog News