Qaramada Midoobey: Al-shabaab Sanadkii $3 Milyan oo Canshuur Ah Ayey Ka Qaadaan Dekadda Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin ay soo saareen khubaro ka tirsan qaramada midoobey ayaa lagu sheegay in xarakada Al-shabaab ay $3 milyan oo canshuur ah sanadkii ka hesho dekadda magaalada Muqdisho. Warbixin oo la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Internet-ka Soomaaliya oo Cillad Heshay Internet-ka guud laga adeegsado koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney cild heysato, iyada oo la filayo in la hagaajiyo saacadaha soo socda. Shirkadda Hormuud ayaa qoraal ay macaamiisheeda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fact Check: Xarunta NEOC Ee uu Maanta Rooble Dhagax Dhigay, Sanadkii Hore Kheyre Ayaaba Sameeyey Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mohamad Hussein Rooble ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha {Xarunta Howlgallada Degdegga ah ee Qaranka} ama National Emergency Operations center(NEOC) oo ah xarun uu sanad kahor dhagax dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Qaramada Midoobey Ka Tiri 3 Sano Kadib Qaraxii Zoobe? Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay ayaa arbacadii waxaa ay xustay dhibbanayaashii iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wakiillo Beesha Caalamka ah oo Gaaray Baydhabo iyo Laftagareen oo La Kulmay Madaxweynaha dowlad goboleed Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xarunta madaxtooyada Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey wafdi uu hogaaminayey wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan ay qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga COVID-19: Bangiga Adduunka oo Ballanqaad u Sameeyey Wadamada Soo Korayo Bangiga Adduunka ayaa go’aan ku gaaray in 12 bilyan oo dollar la siiyo dowladaha soo koraya si ay u helaan tallaalka cudurka Corona Virus. Guddoonka Bangiga adduunka ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Jowhar oo La Adkeeyey iyo Howgallo Ka Socda Magaalada Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga magaalada uu yahay mid leysku haleyn karo kaddib howlgallo ay ka sameeyeen dhammaan xaafadaha ay ka kooban…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goobjoog oo Heshay Warbixinta Rasmiga ee Qaraxii Zoobe, Maxay Ka Gaabiyeen Farmaajo iyo Kheyre? Maanta oo kale, muddo 3 sano laga joogo, October 14, 2017-kii, waxaa isgoyska Zoobe, degmada Hodan ee Muqdisho ka dhacay qaraxii ugu khasaaraha badnaa Afrika kaas oo ay ku dhinteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bloomberg: Trump oo Doonaya in Ciidamadiisa Kala Baxo Soomaaliya iyo Farmaajo oo Jecel Iney Joogaan Sida ay qortay Bloomberg, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka dalbaday la taliyeyaashiisa sare iney qoraan qosrhe uu ciidamada Mareykanka uga soo saarayo dalka Soomaaliya. Qorshahan oo la sheegayo iney…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi oo Baarlamaanka Galmudug Horgeeyey Sharciga Dhismaha Ciidanka Nabadgalyada Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta golaha wakiillada maamulka Galmudug horgeysay hindise-sharciyeedka dhismaha ciidamada Booliiska dowlad goboleedka. Wasiirka Amniga Gudaha Md. Axmed M. Fiqi ayaa golaha sharaxaad…