Hey’adaha Amnesty International, CPJ iyo HRW oo Farmaajo Ugu Baaqay Inuu Wax Ka Bedalo Xeerka Saxaafadda Sheeko:Arrimaha Amniga Qoraal wadajir ah oo ay soo saareen hey’adaha Amnesty International, the Committee to Protect Journalists, iyo Human Rights Watch, ayaa lagu sheegay walaaca ay ka qabaan sharciga dib u eegista… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirkii Xalane? Waxaa xarunta Xalane ee magalada Muqdisho ka dhacay shir looga hadlaayey arrimaha doorashooyinka dalka iyo weliba sidii loo sugi lahaa amniga guud goobaha ay ka qabsoomayaan doorashooyinka Baarlamaanka. Shirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Tigreega oo Xubnaha Ugu Jiro Baarlamaanka Ka Dalbay in ay Iscasilaan Xisbiga xoreynta gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa fariin u diray xubnaha gobolkaas ku matalo dowladda dhexe ee federaalka, waxaana lagu amaray in ay iska casilaan xilalka ay ka hayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cumar Filish oo Sheegay Asbuuc in Lagu Farayo Waddooyinka Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho Cumar Maxamuud Cumar Filish ayaa sheegay in la furayo wadooyinka magaalada, kuwaas oo dhagxaan waa weyne lagu gooyey. Guddoomiyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo La wareegay Tuulada Basra Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen gobolka Shabeellaga dhexe waxaa ay kuala wareegeen tuulada Basro oo hoos timaado degmada Balcad ee gobolkaasi. Ciidanka ayaa intii uu howllgalku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Tala-bixinta & Dib u Dhiska Guddiga 4-aad ee Horumarinta Af-Soomaaliga oo Ka Furmay Muqdisho Sii haya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa daahfuray Shirka Talabixinta & Dib u dhiska Guddiga 4-aad ee horumarinta Af-Soomaaliga oo maanta ka furmay xarunta Akadeemiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Xoghayaha Dhinaca Saxaafadda Ee Aqalka Cad Ee Mareykanka Oo Laga Helay Corona Virus Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka haweeneyda lagu magacaabo Kayleigh McEnany ayaa laga helay cudur sidaha Corona Virus, sida ay ku caddeysay war rasmi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Dad Faafinayey Diinta Kiristaanka Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xiray labo qof oo ka baxay diinta Islaamka isla markaana bilaabay in ay faafiyaan diinta Kirishtaanka. Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Geelle iyo Xasan Cali Kheyre? Madaxweynaha wadanka Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ra’iisalwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo dhowaan ku dhawaaqay inuu yahay musharax madaxweynaha Soomaaliya Labada mas’uul ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Ka Tirsan Guddiga Doorashooyinka Jubbaland iyo Xildhibaanno Gaaray Afmadow Xubno ka socday guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka iyo xuduusdaha maamul goboleedka Jubbalanad oo ay wehlinayaan xildhibaanno ka tirsan federaalka ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Xidhibaan Xasan…