Sawirro: Daahfurka INDSOM CHAMBER OF COMMERCE ee Iskaashiga Ganacsi ee Soomaaliya iyo India. Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa lagu daah furay magaalada Hyderabad ee dalka India, barnaamijak INDSOM CHAMBER OF COMMERCE oo noqon doono platform kii ugu horeeye ee ka shaqeyn doona isku xirka iyo iskaashiga ganacsi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump oo Isbitaal la Dhigay, 32 Maalin Ayaa Doorashada Ka dhiman! Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump oo 74 jir ah ayaa saacadihii tagay la dhigay isbitaal kadib markii isaga iyo xaaskiisa laga helay Covid 19. Xanuunka dilaaga ee uu ka cabanayo Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump iyo Xaaskiisa oo Laga Helay Covid 19 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in isaga iyo xaaskiisa Melania iyaga oo galay karantiil muddo ah “Aniga iyo haweeyneyda 1aad ee Mareykanka waxaa nagala helay Covid 19, waxaan bilaabeynaa karantiilkeenna iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Asteynta Kuraasta oo Micno u Yeelay Deegaan Doorashada, 5 Magaalo ayaa Shacabka Lagu Dhoweeyey Waxaa saaka la soo saaray asteynta kuraasta ama deegaan doorashooyinka, waxaa markii ugu horeysay la kordhiyey goobaha codbixinta oo halkii 2016-kii ay ka dhaceen 6 goobood, waxaa laga dhigay 11…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Ka Shaqeeyey in 8-da Febraayo Noqoto Astaan Isbadal, Akhriso Jadwalka Doorashada 2021 Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalmahan shir ku lahaa xarunta Villa Somalia ee Muqdisho ayaa soo saaray jadwal ay isku afgateen oo doorasho. Jadwalka waxaa ka muuqda in lagu soconayo nidaamkii…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wadatashiga Qaranka oo Isku Afgartay Magacaabista Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo Ka Kooban 21 Waxaa maanta aroortoo hore la soo saaray magacaabista Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee doorashada 2020/2021 Mabaadi’da Guud ee Hannanka Xallinta Khilaafka ee Doorashada 2020/21 1. Golaha Wadatashiga Qaranka waxay go’aamiyeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi Xaashi oo Magacaabay Guddi Qabanqaabo Doorasho Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ayaa maanta waxaa uu magacaabay guddi 7 xubnood ah oo qaban-qaabinaya doorashada xildhibaannada gobollada waooyi ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ismiidaamin Ka Dhacday Muqdisho Wararka aan ka heleyno isgoysha Black sea dhanka Hawlwadaag, ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof haweeney ah ay qarax fulisay. Dad xaafadda deggan ayaa Goobjoog News u sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi oo horay loogu xiray kufsi uu u gaystay Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Khilaaf Ka Taagay Qeybsiga Xubnaha Guddiyada La Dhisayo ee Doorashada iyo Xallinta Khilaafaadka Wararka kasoo baxaya shirka madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada uga socda Muqdisho ayaa sheegaya in la isku khilaafay tirada iyo magacaabista xubnaha labada guddi ee la dhisayo. Shirkan oo…