Farmaajo oo Lagu Wado inuu Isniinta Golaha Shacabka Horgeeyo Ra’isul wasaaraha Cusub Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in isniinta uu ra’isul wasaaraha magacaaban horgeeyo golaha shacabka ee baarlamanaka si loo anisixyo. Dhanka kale, ra’isul wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa la arkayey saacadihii… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cumar Cali Maxamuud “Shaqo Adag Ayaan Qabanaa” Dalka Uganda waxaa ku nool dad badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo u jooga arrimo kala duwan,balse waxaa jira dhallinyaro badan oo u istaagay in ay qeyb ka qaateen isku keenista…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saqiir Kale Oo Lagu Fara Xumeeyey Xamar Wararka ayaa sheegaya in saacadihii tagay kufsi kale uu ka dhacay caasimadda Muqdisho, markan waa gabar saqiir ah oo 5 jir ah, Samiira Yuusuf Maxamed ayaa la sheegayaa in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Amniga Jubbaland oo Howlgallo Ka Sameeyey Magaalada Kismaayo Ciidamada amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee caasimadda u ah maamulkaasi. Howlagallada ayaa guud ahaa kuwo laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamed Xuseen Rooble oo Fariintiisii Ugu Horeysay u Diray Golaha Shacabka Maxamed Xuseen Rooble oo dhowaan loo magacaabay xilka Ra’iisulwasaaraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faariintiisii ugu horaysay diray tan iyo markii lagu dhawaaqay sedex cisho ka hor, oo digreeto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Xildhibaannada Labada Gole Ku Mala Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta kulan gaar la qaatay xildhibaannada labada gole ee maamulkaas ku matalo dowladda federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa inta badan waxaa aad looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo La Wareegay Deegaan Dhaca Duleedka Dhuusameeb Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad guutadiisa 15-aad ayaa maanta howlgallo ka fuliyey deegaanno dhaca duleedka Koonfureed ee magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Ciidamada oo ka ruqaansaday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoonka Aden Cadde oo Dhaqdhaqaaq Bilaabey Kadib Hakad Saacado Ahaa Waxaa caadi kusoo noqotay dhaqdhaqaaqa garoonka diyaaradaha Aden Cadde kadib markii ay saaka ku dhacday diyaarad Xamuul aheyd. Wararka ayaa sheegaya in haatan la fulay garoonka kadib saacado la hakiyey…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Guuldarradiisa iyo Dib u Celintiisa Dalka u Saariyey Dad aan Ku Shaqo Laheyn Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo loo sameeyey madaxdii ka qeyb gashay kulankii wadatashiga arrimaha doorashada ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa marmarsiyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Ururka Dhalinyarada Degmada Degmada Afgooye oo la weeraray Ururka Dhalinyarada Degmada Afgooye ee UDDA, oo ka shaqeynayay wacyigelinta bulshada, ayaa lagu weeraray maantabdegmada Afgooye.