Shirkii Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada oo Maalinta 2-aad Galay, Maxaa La Isku Hayaa? Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa maalintii 2-aad galaya shirkii ka socday Villa Somalia ee u dhaxeeyey dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo ay u dhan yihiin madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hawlgal Ay Sameeyeen Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegayaa in howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay ay ku dileen labo ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka oo ka dhacay meel 45 KM dhanka Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada oo Furmay Waxaa goordhow xarunta Villa Somalia ka furmay shirkii arrimaha doorashada ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedka. Shirka oo 3 jeer horay u baaqday ayaa la sheegayaa iney u dhan…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Is Sharaxaadda Kheyre ee Madaxweynnimo Kadib, Dib u Milicso Barnaamijkii iyo Balanqaadkii Xukuumadiisa Sabtidii, goor habeennimo ah ayey shacabka Soomaaliyeed mar qura arkeen fariimo lagu daabacay baraha bulshada ee ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Cali Kheyre isaga oo ku dhawaaqay inuu 2020/2021 yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey ee Kiiska Kufsiga iyo Dilka Xamdi Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay iney wadaan baaris la xiriirta kiiska Xamdi Maxamed oo duhurnimadii jimcihii lagu dilay xaafadda Maajo ee degmada Waaberi, Muqdisho. Booliiska ayaa intaa ku daray iney soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goorma Ayuu Furmayaa Shirka DF iyo Dowlad Goboleedyada? Waxaa maanta lagu wadaa inuu furmo shirka arrimaha doorashada ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo 3 jeer horay u baaqday ay ayaa lagu ambaqaadayaa natiijadii shirkii Dhuusamareeb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ku Dhawaaqay inuu Yahay Murrashax Madaxweyne Raisulwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga waxa uu ku shaaciyay inuu yahay murrashax u taagan qabashada madaxweynaha dalka sanadda 2020-2021. Kheyre ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyey ee Shirkii Lagu Balansanaa ee Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada Waxaa maanta lagu balansanaa in Muqdisho lagu qabto shirkii looga arrinsan lahaa arrimaha doorashada 2020/2021 ee dhexmari lahaa dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo 2 jeer horay u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qaraxii Ka Dhacay Kismaayo Waxaa warar dheerad ah laga helayaa qarax maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee caasimadda maamul goboleedka Jubbaland, waxaana jira khasaare kala duwan oo qaraxa uu dhaliyey. Qaraxa ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Oo Shacabka Iyo Ganacstada Soomaaliyeed Ugu Baaqday In Loo Gurmado Shacabka iyo Dowladda Suudaan Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara…