Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gaadiidka Xamuulka Ee Dekadda Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekadda Muqdisho. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen sii hayaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo June Sadaalisay Heshiiska Dhuusamareeb 3 ee Deegaannada Badan, 301-da Ergo iyo Isu-geynynta 903-da Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa bishii June 2020, waxaa ay saadaalisay dhammaan heshiiska doorasho ee lagu gaaray Dhuusamareeb 3 inta u dhaxeysay 15-19 Ogoosto, 2020. Prof. Xasan Sheekh Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb-3 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir. Halkan Ka Daawo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiga Horomarka Shacabka Oo Soo Dhoweyay Heshiiskii Dhuusamareeb-3 War qoraal ah oo ka soo baxay xisbsiga Xisbiga Horumarka shacabka ayaa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin , qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusmareeb-3 xaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xasan Wiish “Qorshayaal Cusub Ayaan Ku Kordhindoonaa Tartanka Kubabdda Cagta Degmooyinka 2020” Kulan ay Muqdisho ku yeesheen madaxda ciyaaraha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyeenta isboortiga degmooyinka Gobolka ayaa laga shaaciyay waqtiga uu qabsoomi doono tartanka sanadalaha ee kubbadda cagta degmioyinka Gobolka Banaadir ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dab Khasaare Geystay oo Ka Kacay Bacaadweyne+Sawirro Waxaa warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan dab xalay ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla deegaanka Bacaad weyne ee gobolka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Maamulkaasi? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb3 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir, Halkaan Ka Akhriso…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Howlgal Lagu Soo Qabtay Khamri oo Laga Sameeyey Cabudwaaq Ciidanka Boliiska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada waxey ku soo qabteen maandooriyaha Khamriga iyo dadkii ka ganacsanayay. Taliyaha Boliiska saldhiga degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Askari Dil Geystay oo Xukun Lagu Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu dilay marxuum, Cabdi Muxumed oo ahaa Qof…