Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guleed? Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdi-kariim Xuseen Guleed ayaa ka warbixiyey kulan uu wadanka Turkiga kula qaatay maadaxweynaha cusub Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, oo ku sugan dalka Turkiga. Cabdi-kariim… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka iyo Alshabab oo Ku Dagaalamayo Mudug Wararka saaka laga helaayo Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal xooggan uu ka socdo duleedka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa waxaa uu dhaxeeyaa ciidamada xoogga dalka 21-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlaya Kulanka Golaha Shabka Barrito? Golaha shacabka baaralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinada barrito ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee gudaha magaalada Muqdisho. Ajandahu waxaa uu yahay akhrinta sedexaad ee Hindse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Hirshabeelle +Sawirro Waxaa isi soo tareysa saameynta uu fatahaadda wabiga shabeelle uu geysanayo gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay deegaanno horleh biyahu gaareen waxaana ka mid ah kuwa hoostaga degmooyinka Jowhar,Mahadaay,iyo Balcad. Duqa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Dalka Jabuuti+Sawirro Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti kusoo dhoweeyay,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahin: 19 Qof Ku Dhimatay Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Afhayeenka ciidamada asluubta Cabdiqani Maxamed Qalaf oo maanta ka hadlay weerar shalay ka dhacay xabsiga dhexe ayaa sheegay in 15 maxbuus ay dhinteen halka ay dhaawac yihiin 7 kale. Askarta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Waxaa Ka Danbeysa Hay’adda Nabad sugidda ” Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa madaxda Dowladda Soomaaliya ku eedeyay arimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga iyo xaalada kala guurka,wuxuuna shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin “Taariikh Wanaagsan Ayay Ii Tahay Hanashada Horyaalka ” Tababare ku xigeenka kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa horyaalka Somalia Premier League qaaday,isagoo macallin iyo ciyaaryahan wuxuuna arintaa ku sheegay rikoor aad u wanaagsan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Universal Tv Ee Hargeysa oo Goobjoog Uga Waramay Ganaaxii Lagu Soo Rogay Agaasimaha Universal ee Hargeysa, Maxamed Caabi Digaale oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sharci darro ku tilmaamay ganaaxii maalinimadii shalay ay ku soo rogtay Somaliland muuqaal baahiyeyaasha Universal iyo…