Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Hubinta Tayada Qalabka Dhismaha Sheeko:Dalka Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri ah lagu sameeyay, si uu qeyb uga qaato tayeynta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Ah In Waxbarashada Lagu Wareejiyo Maamulka Gobolka Banaadir Qaar ka mid ah shacabka Magaalada Muqdisho oo ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan in Dowladda Fedraalka Soomaaliya ay ku wareejiso Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Aragtida…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Haybe “Hadafkeena Xulka Qaranka Waa In Gaarnaa Kaalamaha Hore Ee Caalamka ” Falanqeeyaasha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa bogaadiyay wax qabadka iyo natiijooyinka wanaagsan uu keenay maamulaha Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Cabdi Haybe oo u dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegtay markii jagadaas…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cosoble iyo Maamulka Cusub ee Hirshabelle oo Ku Kala Aragti Duwan Amni Darrida Ka Jirta Waddada Muqdisho-Jowhar Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in amni xumida ka jirta waddada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo ay tahay mid siyaasadeysan, isaga oo intaas…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sharciga Galmada Ee Horyaallada Golaha Shacabka, Beesha Caalamkana Ka Qeylisay Waxaa haatan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah horyaalla sharciga dambiyada galmada la xidhiidha. Ujeedka sharciga ayaa ah in dhibaneyaasha ay helaan xaq soor u qalma dhibka loo geystay iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka oo Dhaqdhaaqyo Ka Wada Shabeellada Hoose Wararka ka imaanaya shabeellada hoose ayaa sheegaya iney jiraan dhaqdhaqaaqyo ay halkaasi ka wadaan ciidamada xoogga dalka. Deegaannada sida gaarka ay hawlgalka uga wadaan waxaa ka mid ah sida la…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Xukuumadda Mahdi Guuleed Oo Gobolka Banaadir Maqaam La’aan Ah Kula Dhaqantay Xeerka Federaaleynta Xukuumadda Soomaaliya oo dadaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka ku wareejisay mas’uuliyadda maamulka waxbarashada caasimadda. Ku wareejinta maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar ka Mid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Dibad-bax Dhigay Qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay dibad-bax weyn,iyagoo cabasho ah mushaar la’aan iyo arrimo kale. Dibad-baxayaasha oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Waare Iyo Safiir Ku-Xigeenka Taliyaaniga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Tabio Massimo kaasi oo ay ka wada hadleen wax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii ku Timid Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Maamulkaasi Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu tiiraanyada la qeyb-sanayaa geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland Marxuum G. Sare Cismaan Cumar Maxamed iyo Saddex Xarigle…