Hey’adda UNHCR oo War Ka Soo Saartay Fatahaadaha Webiyada Soomaaliya Sheeko:Dalka Hay’adda QM u qaabbilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in Dad kabadan 150,000 ay ka barakaceen fatahaadihii ka dhacay Soomaaliya tan iyo dabayaaqadii Bisha June ee Sanadkan, kuwaas oo ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Garooje “Hambalyo Muqdisho City Club” Guddoomiyihii kooxda kubbadda cagta Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa hambalyo u diray maamulka,macallimiinta iyo taageerayaasha kooxda Muqdisho City Club oo ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qaraxo laga soo buuxiyey oo maanta ka dhacay xaro ay degan yihiin ciidamada xoogga dalka oo ku taallo inta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Si Weyn Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa si weyn ugu dabaal dagtay hanashada Horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2019-2020 waxaana guushan ugu hambalyeeyay kooxaha waaweyn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Safar Ku Maraya Deegaanno Dhaca Gobolka Mudug Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomaniyo ayaa waxaa soo dhoweeyay diiran loogu sameeyay deegaanka Horogle e gobolka Mudug. Soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan ku leeyahay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah. Akhrinta k1-aad ee sharciga dambiyada galmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 12 Qof oo Ku Dhimatay Dabeylo Ku Dhuftay Koonfurta Soomaaliya Khasaare naf iyo maal leh ayaa laga sheegayaa iney ku dhufteen dabeylo saacadihii tagay ku dhuftay deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya. Xeebaha Jubbaland dabeylo ku dhuftay ayaa waxaa ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shil Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho Shil khasaare geystay ayaa habeenimadii xalay waxaa uu ka dhacay isgoyska Km4 ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii ay isku dhaceen gaari yar iyo Mooto Bajaj. Waxaana shilkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Biixi iyo Wafdiga Shiinaha Ee Gaaray Somaliland? Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China “Forum on China-Africa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: 200,000 oo Qof Ayaa Ku Barakacay Fatahaadaha Fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa waxaa ay waxyeelo u geysteen in ka badan 191,800 oo qof inta u dhaxeysay May iyo July, sidaasi waxaa ay sheegay…