Waa Tuma Safiirka Cusub ee UK ee Soomaaliya? Sheeko:Amniga Kate Foster ayey boqoradda Ingiriiska usoo magacawday safiirka u fadhin doona Soomaaliya iyada oo badali doonta Ben Fender February 2021-ka. Haddaba, Waa Tuma Kate? 2018-hadda: Xafiiska ra’isul wasaaraha, ku xigeenka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo Ka Jawaabaya Sida Ay u Arkaan Sool iyo Sanaag Madaxweynahii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay marti u ahaa PDRC ee magaalada Garoowe oo xoogga lagu saarayey hannaanka toosan ee hirgelinta nidaamka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wax laga…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka UK oo Danjire Cusub u Soo Magacawday Soomaaliya UK u ayaa danjire cusub ee Soomaaliya waxaa ay u soo magacaabay Kate Foster in ay noqoto danjiraha, sida laga soo xigtay website-ka wasaaradda arrimaha dibadda Britian. Kate oo heyasata…
5 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbixin Isbar-bardhig Ah: Yaa Shaqo iyo Tayo Badnaa Baarlamaanka 10-aad iyo Midkii 9-aad?! Baarlamaanka 10-aad oo labo aqal ah, waxaa uu sameysmay iyada oo baarlamaanka federaalka ah 9-aad oo hal aqal ahaa uu qabtay shaqooyin badan, rajo weyn ayaa laga qabay iney dhameystiraan…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdifataax Qaaje “Waxaan Finland Ugu Soo Safarnay Guusha Iyo Horomarka Galmudug” Xoghayaha Ururka Ciyaaraha iyo dhaqanka ee SOCUS ee Wadanka Finland mudane Cabdifataax Maxamed Qaaje ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin wax qabadka wanaagsan ay soo bandhigeyn ciyaartootda ay ka keeneen…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xasan Shire ““Dowladda Iyo Ganacstada Reer Galmudug Waa In Ay Bixiyaan Mushaaraadka Kooxda Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta mudane Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay madaxda sare ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen garab istaaga iyo dhiirigelinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee booska labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muwaadin Soomaaliyeed oo Maseyr Dartii Loogu Dilay Switzerland Warar kala duwan ayaa waxaa laga helayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Geneva ee wadanka Switzerland, dilkaas ayaa waxaa geeysatay Muwaadin kale oo Soomaaliyeed, waxaana kasoo baxaya faahfaahino .…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda oo Howl-galo ka Fuliyay Magaalada Jowhar Ciidamada booliiska sida gaarkaa u tababaran ee Haramcad ayaa howl galo Amni xaqijin ah xalay ka bilaabay magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle . Howl galka oo laga sameyay xaafadaha…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dad Shacab ah oo Ku Geeriyooday Walxa Kula Qarxay Gobolka Bokool Wararka naga soo gaarayo gobolka magaalada Xudur ee gobolka Bokol ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan hoostaga degmada, waxyeello ka soo gaartay haardiha walxaha qarxa oo kula kacay dhulka baadiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Cabdullahi “Balanqaadkii Turkiga Ee Kooxda Galmudug Waa Diyaar” Madaxda sare ee Maamul Galmudug ayaa sheegay in ay diyaar yihiin balanqaadyadii loo sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda cagta Galmudug ee booska labaad ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo…