1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaaradda Ciyaaraha & Dhalinyarada Galmudug Ayaa Kulan U Mahadcelin Ah U Samaysay Ciyaartooyda Iyo Macallimiinta Galmudug Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug ayaa kula mahadcelin u samaysay ciyaartooyda iyo Macallimiinta kooxda Galmudug ee kaalinta labaad ka galay tartanka kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. Guddoomiyaha…