Day: January 6, 2021
-
amaanka
London: Weriye Axmed Cabdinuur oo u Geeriyoodey Covid 19
Axmed Cabdinuur, oo ahaa weriye in badan ka shaqeynayey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta London ugu geeriyooday Covid…
Read More » -
amaanka
Soo Saaritaanka Shidaalka Soomaaliya oo Qaadan Doona 20-sano
Waxa isasootaraya walaca iyo cabashada ay ka muujinayaan Aqoonyahanada wax-garadka iyo Bulshada rayidka heshiiso la sheegay in ay dowladda la…
Read More » -
amaanka
Akhriso Heerarka Ay Soo Mareen Heshiisyada Shirkadaha Liberty Iyo Coastline
Cabduqaadir Abiikar Xuseen oo ah qabiir in mudda ah ka soo shaqeyay wasaaradda Badroolka , sidoo kalena ku taqasusay Culuumta…
Read More » -
amaanka
Baarlamaanka Hirshabeelle oo Sharciyo Muhiim Ah ka Dooday.
Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo kuguda Jira Kalfadhiga 1aad ayaa Fadhigiisa 14 kuyeeshay Caasimada Hirshabelle ee jowhar, Kulanka oo uu…
Read More » -
Ciyaaraha
Ciyaaryahan Sarqaawi “Waan U Mahadcelinaynaa Madaxda Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Galmudug”
Bahda ciyaaraha Galmudug ayaa u mahadceliyay hogaanka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhallinyarada Galmudug shaqadii wanaagsan ay ka qabteen guulaha isboortiga Galmudug…
Read More » -
amaanka
Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Lagu Xiray Hong Kong
Booliska Hong Kong ayaa xiray ku dhowaad 50 qof maanta oo arbaco ah waxaa ay iskugu jiran kuwa u ololeeya…
Read More » -
amaanka
Tallaalka Covid 19 oo Soo Gaaray Afrika, Waa Sidee Dunida Kale?
Sanadkii hore, wixii March ka dambeeyey waxaa dunida kusoo kordhay Covid 19, muddo 9 bil ah kadib, hadda waxaa loo…
Read More » -
amaanka
Maamulka Puntland oo Sheegay inuu Bixinayo Magta Gabar Ku Baxday Gacanta Booliiska
Qoraal kasoo baxay wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdisamad Gallan, ayaa lagu sheegay in maamulka uu bixindoono magta gabar yar oo dhowaan…
Read More » -
amaanka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo La Kulmay Milkiilaha Shirkadda Dhiseysa Jidka Afgooye
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga ayaa talaadadii la kulmay milkiilaha shirkadda dhismaha Afgooye, taasi oo la beegsaday shaqaalaheeda. Mevlut Cavusoglu ayaa…
Read More »