Day: January 11, 2021
-
amaanka
Wariye Ka Tirsan Radio Daljir oo Lagu Xiray Boosaaso
Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa goordhow xabsiga dhigay wariye Maxamed Lucky oo ka tirsanaa radiyo dalka Daljir.…
Read More » -
amaanka
Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu sheegayaa in galabta uu ka dhacay qarax miino,…
Read More » -
amaanka
Muuse Biixi oo War Ka Soo Saaray Doorashooyinka Soomaaliya
Muuse Biixi Cabdi, Madaxweeynaha Somaliland ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo xubnaha murashixiinta ah inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga…
Read More » -
amaanka
Dad U Afduubnaa Maleeyshiyo Beeleed oo La Sii Daayay
Wararka naga soo garaya dagmada matabaan ee gobolka hiiraan aya sheeya in lasii daayay dad shacab ah oo afduub ahaan…
Read More » -
Ciyaaraha
Wasiir Ibraahim Aadan Najax “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Waxaa Xoog Ku Haysta Hal Beel”
Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay qaabka ay u…
Read More » -
amaanka
Maxkamadda Ciidamada Oo Dil Ku Xukuntay Askari Horay Dil U Geeystay
Cumar Muxudiin Maxamuud oo ah Seddax xarigle ka tirsan xoogga dalka, ayay Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida, ku xukuntay Dil toogasho…
Read More » -
amaanka
Sacuudiga Oo Gargaar soo Gaarsiisay Soomaaliya
Wakaaladda Wararka Sacuudiga ayaa warisay in dowladda Sacuudi Carabiya oo uu hogaamiyo Boqor Salman in xarun gargaar oo leeyihiin taas…
Read More » -
amaanka
Jawaari Oo Maanto Kale La Doortay iyo Jadwalkii Doorashada oo Fashilmay
Maanta oo kale Afar sano ka hor 11 Jannaayo 2017, kulan ay magaalada muqdisho ku yeesheen xildhibaanada Baarlamanka 10-aad ayaa…
Read More » -
Baarlamaanka
Isimida Puntland oo War Kasoo Saaray Muranka Doorashooyinka
Qaar ka mid ah Isimada Puntland ayaa baaq kasoo saaray khilaafka ka taagan doorashooyinka federalka Soomaaliya, taas dib uga dhacay…
Read More » -
Baarlamaanka
Midowga Musharaxiinta oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxada Maamullada Qaar
Madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa xalay Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Midowga Musharraxiinta, kulanka ayaa…
Read More »