2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiis Laga Gaaray Beelo Waalalo Ah Oo Ku Dagaalamay Gobalka Bari Maamulka Puntland ayaa kala dhex galay beelo walaalo ah oo dhawaan dagaal uu ku dhax maray deegaano ka tirsan gobalka bari , Guddi isuguu jira wasiiro ka tirsan maamulka madaxweeyne…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Bixitaanka Mareykanka, Maxay Uga Dhigan Tahay Danab iyo Hawl-galladii Socday?! Ciidama dhulka Mareykanka ee xaruntoodu aheyd deegaanka Balli-doogle, Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa iney guuraan bishan kadib amar uu bixiyey madaxweynaha Mareykanka Trump. Haddaba, bixitaankaasi, maxay uga dhigan tahay ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Gadood Ciidanka Daraawiishta, Al-shabaab oo Magaalooyin Weeraray iyo Dagaal Beeleedyo Waxaa aad u qasan iminka xaaladda maamul goboleedka bartamaha Soomaaliya ee Galmudug iyada oo todobaadkan iyo dhowwaanba ay ka dhacayeen dhibaatooyin saameeyey dadka iyo deegaanka isla markaana wiiqaya nidaamka maamulka…