Madaxweyne Laftagareen oo La Kulmay Bulshada Xudur Ballanqaadna u Sameeyey Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay kulan magaalada Xudur gobolka Bokool kula qaatay bulshada ku dhaqan magalaada qeybaheeda kala duwan, dhaqan iyo haweenka, kuwaas oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Yoweri Museveni oo Guuleystay iyo Bobi Wine oo Natiijada Qaadacay Madaxweynaha wadanka Uganda Yoweri Musevani ayaa la sheegay inuu ku guyleystay doorashadii dalkaas ka dhacday maalinimadii Kahamiista isagoona codadkii la dhiibtay ka helay 59% halka ninkii la tartamayey ee Bobi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta Jubbaland oo Howlgallo Ka Sameeyey Jubbada Hoose Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa waxaa ay howgalllo ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Juubada hoose. Howlgalladaan oo ahaa kuwa amniga lagu…