Ciidamada Mareykanka Oo Isaga Baxay Soomaaliya Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska militariga Maraykanka Africa ee loo yaqaano AFRICOM ayaa xaqiijiyey in la dhammaystiray howlaha ciidamada mareykanka ee ka bixitaanka Soomaaliya . Gaashaanle Sare Christopher Karns Afhayeenka AFRICOM oo wareeysi siiyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Wacad Ku Maray In Uu Sii Wadi Doono Howl-galada Alshabab ee Gobalka Taliska Ciidamada Mareykanka Qaaradda Africa ee magacooda loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in la dhameystiray howlaha ka bixitaanka Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya . war saaxafadeed ka soo baxay Taliska AFRICOM…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug oo Ku Dhawaaqay Howlgallo Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macallin Fiqi oo ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ee aagga deegaanka Bacaad-weyne ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka iyo Galmudug la geliyey heegan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga Duqa magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegay in maamulka magaalada iyo kan gobolka ay billaabeen qorshe lagu socodsiinayo Shilinka Soomaaliga oo magaaladu ay ka mid ahayd goobihii laga…