Garowe: Deni iyo Swan Oo Ka Wada Hadlay Xal U Helidda Dooorashooyinka Sheeko:Dalka Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland gaaray wafdi u ogaaminayo wakiilka gaarka ah ee ergayga Qaramada Midoobay u qaabiilsan arimaha Soomaaliya James Swan . Wakiilka ayaa waxaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Mahad “Degmada Waaberi Waxa Ay Diyaar U Tahay Soo Dhaweynta Bahda Isboortiga Gudaha Iyo Dibada” Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi ayaa sheegay in uu diyaar u yahay soo dhaweynta bahda ciyaaraha Soomaaliya ee joogta gudaha dalka iyo laacibiintii hore ee ku soo laabanaysa Magaalada Muqdisho kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi Oo kulan Soo dhaweyn Ah U Samayay Qurabjoogta Ku Soo Laabatay Muqdisho Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi ayaa kulan soo dhaweyn ah Magaalada Muqdisho ugu sameeyay ciyaartooydii hore dalka Soomaaliya iyo qurbajoogta ku soo laabanaysa caasimada,iyagoo sheegay in ay diyaar u yihiin horomarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Maxaabiis Ka Soo Qabsatay Dagaalka Beledxaawo Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaal maanta illa xalay ciidama taabacsan maamulka Jubbaland iyo Ciidamada dowladda ku dhex maray Magaalada Beledxaawo Gobalka Gedo. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gedo: In Ka Badan 10 Qof Oo ku Dhimatay Dagaalka Beledxaawo Faahfaahino hor leh ayaa ka soo baxaya dagaalka magaalada Beledxawo ayaa sheegay in daagaalka ay ku dhinteen in ka badan 10 qof oo ay ku jiraan 5 caruur ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Isra’iil Oo Qunsuliyad Ka Furaneysa Imaadka Kadib Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Imaaraadka ayaa ogolaaday in Israa’iil ay ka furato Magaalada Abuu Dubia Safaarad. Furashada Safaaradda Is’iil ayaa imaaneysa iyadoo Tel Aviv ay xoojineyso xiriirkeeda Wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Beledxaawo. Maamulka Jubbaland ayaa war hordhac ah ka soo saaray dagaalka ka socda magaalada beledxaawo ee Gobalka Gedo . Madaxweeyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa sheegay in xalay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal U dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Jubbaland Oo Ka Socda Gobalka Gedo Wararka Inaga Soo gaaraya magaalada Beledxaawo ee Gobalka gedo ayaa sheegaya in uu ka socdo dagaal qaatay muddo saacado ah kaas oo u dhaxeeyo ciidamo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland…