Day: January 28, 2021
-
amaanka
Madaxweeyne Farmaajo Oo 13 Kursi U Saxiixay Gobalka Banaadir
Madaxweeynaha Soomaaliya ayaa meelmariyay qaraar cusub kaas oo dhiagay in gobalka Banaadir uu 13 kursi ku yeesho Aqalka sare ee…
Read More » -
amaanka
James Swan: ‘’ Lama Aqbalayo Doorasho Hal Dhinac Ah ‘’
Wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay Arimaha Soomaaliya u fadhiya James Swan ayaa sheegay in saaxiibada Soomaaliya ay sii laba…
Read More » -
amaanka
Djibouti : Warbixinta Waxay aheyd Mid U Dhacday Qaab Xirfad iyo Dhexdhexaadnimo Ah
Dowladda Djibouti ayaa qoraal ay kasoo saartay warbixinta guddiga xaqiiqo raadiska ah ku sheegtay iney u dhacday si ay ku…
Read More » -
amaanka
Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Guddiyadii Ay Magacaabeen Jubbaland iyo Puntland
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay gudiyadii doorashada ay xalay soo magacaabeen maamulad Jubbaland iyo Puntland, waxa ayna…
Read More » -
Gobalada
James Swan Oo Gaaray Magaalada Jowhar
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabelle gaaray wafdi uu hogaaminayo Ergayga qaramada midoobay u qaabil…
Read More » -
Ciyaaraha
Ciyaaryahan Xasaasi “Waan Qaadaynaa Horyaalka”
Laacibka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed Xasan Cabdi Nuur (Xasaasi) ayaa sheegay in kooxdiisa Horseed ay sanadkan ku guulay sanayso horyaalka…
Read More » -
amaanka
Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maamulada Jubbaland iyo Puntland
Midawga musharixiinta xilka madaxweeynanimada dalka doorashada 2021, ayaa goordhaw soo saaray in war saxaafadeed ay ku soo dhaweeyeen go’aanka ka…
Read More » -
amaanka
Jubbaland iyo Puntland Oo Ku Baaqay In Shir Deg Deg Ah Xamar La Isugu Yimaado
Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntaland ayaa soo saaray qoraal wada jir ah oo ay ugu baaqeen in la isugu yimaado…
Read More » -
Banaadir
Akhriso: Puntland iyo Jubbaland oo Magacaabay Guddiyada Doorashada ee Heer Dowlad Goboleed
Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa ugu dambeyn soo magacaabay guddiyada doorashada ee heer dowlad goboleed oo muddo laga sugayay inay…
Read More » -
Baarlamaanka
Guddigga Lagu Muransan yahay ee Doorashooyinka Dalka oo Soo Saaray Baaq La Xiriira Doorashada
Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka dalka ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii…
Read More »