Day: February 21, 2021
-
amaanka
Musharaxiinta oo Golaha Ammaanka u Gudbiyey Qaabka Cidda ay Tahay Inuu Farmaajo Ku wareejiyo Xilka
Waxaa goordhow laga soo saaray Muqdisho dhambaal ka socda musharaxiinta oo ku socda golaha ammaanka iyaga oo sharaxay xaaladda dalka…
Read More » -
amaanka
Baarlamaanka Carabta Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Soomaaliya
Baarlamaanka carabta oo ka ambaqaadaya sida uu u taageerayo amniga iyo xasiloonida Soomaaliya iyo Ilaalinta qarannimada iyo bedqabka dhuleed ee…
Read More » -
Ciyaaraha
RASMI:-Cabdicasiis Catoosh Oo Ka Tagay Dooxda Dekeddaha
Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Dekedda Cabdicasiis Maxamed Catoosh ayaa ka tagay ayaa saddex sano ka dib ka tagay kooxdiisa,isagoo intii…
Read More » -
Ciyaaraha
Rasmi:- Kooxda Kubbadda Cagta Elman Sports Club Oo Shaqada Ka Fasaxday Tababare Muraad Cabdulqaadir
Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa shaqada ka fasxada Macallin Muraad Cabdiqaadir Maxamed oo Elman maamulayay afartii bil ee la soo…
Read More » -
amaanka
AUN Faaduma Nakaruma Oo Muqdisho Ku Geeriyootay
Allaah U naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanaddi hobalada Waaberi Faaduma Cali Nakaruma. Nakaruuma ayaa malmaihii u danbeyay waxa…
Read More » -
amaanka
Villa Somalia: Farmaajo oo Wadahadal La Leh Maamul Goboleedyada Taageersan
Waxaa hadda Villa Somalia ka socda shir u dhaxeeya madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle…
Read More » -
amaanka
DF: Casuumaadda Waxaa Aqbalay Dhammaan Maamul Goboleedyada Marka Labo Laga Reebo
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo qoraal soo saartay, lana hadashay dalalka beesha caalamka ayaa sheegtay iney iskudeyday hirgelinta heshiiskii September…
Read More » -
amaanka
DF: Hadalka Imaaraadka Waa Mid Waxyeelaya Qarannimada iyo Jiritaanka dalka
Wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in warqad Imaaraadka ka soo baxday ay…
Read More »