Dowladda Soomaliya Oo Xayiraado Looga Hortagayo Xanuunka Corona ku Soo Rogtay Shacabka Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw ku dhawaaqday in gebi ahaan la xirayo gobaha ay dadka isugu yimaadan sida Goobaha waxbarashada . Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe ayaa ku dhawaaqay in muddo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Waxay Dhiiri Gelinaysaa, Qabtaana in La Tabantaabiyo Waqtina La Siiyo Wada Hadalada U Dhexeeya RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta. Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay ka qeyb qaadashada shirka wadatashiga arrimaha Doorashooyinka. Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale ugu Baaqay Farmaajo in waqti la siiyo wadahadalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore Ee Golaha Shacabka Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho maanta ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble ( Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble Canshuur oo hadda ka tirsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Farmaajo Sharci Uma Haysta In Shir IskuguYeero Maamul Goboleedyada” Golaha Midawga Musharixiinta oo kulan deg deg ah maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray shirka uu madaxweeynihii hore ee dalka Farmaajo isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Madaxda Soomaalida Ugu Baaqay Shir Deg Deg Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ku baaqday in saamileyda siyaasadda Soomaaliya ay isugu yimaadan shir si xal looga gaaro doorashooyinka dalka . Mareykanka ayaa madaxda dowladda Federaalka iyo Kuwa Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo War Degdeg ah Kasoo Saartay Xaaladda Dalka iyo Shirarka Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka oo goordhow qoraal soo saaray ayaa soo dhoweeyey wada haddala ay dowladda iyo mucaaradka yeesheen iyaga oo ku baaqay in si degdeg ah loo qabto…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 4 Qodob Oo Mugdi gelinaya Qabsoomidda Shirka Farmaajo Iclaamiyey Khamiista! Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa talaadadii markii saddexaad muddeeyey shir isaga iyo madaxda dowlad goboleedyada isugu yimaadaan oo ka dhaco Muqdisho. Shirkan sida qorshuhu yahay dhacaya khamiista…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga oo Soomaaliya ka Dhisaya Xarun Sawaariikhda Laga Tuuro Dalka Turkiga ayaa shaaca ka qaaday qorshe uu ku aadayo dayaxa 2023-ka, si uu dul dego dayaxa dushiisa si nabad ah sanadka 2028-dda, sidaasi waxaa sheegay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Markale Shir Ku Baaqay Maalin Ka Hor Dibadbaxa Looga Soo Horjeedo Madaxweeynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markale shir isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Farmaajo ayaa loogu baaqay in madaxda dowlad Gobaleedyada Dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Dilka Loo Geeystay Wariye Jamaal Faarax Aadan Allah U naxariisto waxaa xalay Magaalada Galkacyo lagu dilay Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa Ruug cadaayayaasha Saxaafadeed ee Muddada Dheer kasoo shaqeeyay warbaahinta Soomaalida . Madaxweeynaha Puntland Saciid…