Villa Soomaaliya Oo Aqbashay Banaanbaxa Mucaaradka Sheeko:Amniga War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu fasaxay banaanbaxa Sabtiga ee ay qabanayaan Musharixiinta Mucaaradka. Dowladda ayaa horay dhowr jeer u diiday in uu dhaco banaanbaxa ay soo abaabuleen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Wariye Kilwe Xukun ku Ridday Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa xukun ku ridday Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo ku xiran mid ka mid ah xabsiya Puntland Puntland ayaa wariye Kilwa kusoo eedeysay in uu duubay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Farmaajo Uu Ku Baaqay Oo Khamiista Furmaya Waxaa magaaalada Muqdisho la filayaa in berri oo Khamiis ah uu ka furmo shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka . Shirkaan oo uu madaxweeynihii hore dalka ku baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga UNICEF oo Dalbatay in Dib Loo furo Iskuullada Xilli Dowladda Federaalka ah ay Xirtay! Hey’adda qaramada Midoobey u qaabilsan caruurta ee UNICEF ayaa ugu baaqday dalalka dunida iney dib u furaan iskuullada ay caruurta wax ku bartaan si aaney waxbarashada u istaagin. Qoraal ay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladaha Masar iyo Suudaan Oo Kala Saxiixday Heshiis Difaac Xukuumadaha Cairo iyo Khartoum ayaa Talaadadii shalay kala saxeexday heshiis iskaashi oo difaac ah, iyagoo u diray Itoobiya digniin culus oo ku saabsan muranka xadka Wabiga ee kala dhexeeya Khartoum iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Walaac Ka Muujisay Markale Shirka Farmaajo Uu Ku Baaqay Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray shirka uu Markale Farmaajo ku baaqay in magaalada Muqdisho ay isugu yimaadaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka ,DF iyo Maamulka Gobalka Benadir . Puntland…