Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo agagaarka Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu ka dhacay Qarax Xoogan. Qaraxan oo inta badan dhawaqiisa laga Maqlay degmooyinka gobalka Benadir ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Banaanbixi Sabtiga Oo Baaqday Maxeey Tahay Sababta” Midawga musharixiinta oo shir jaraa’id goordhaw ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegey in ay dib u dhigeen markii Labaad Banaanbax ay soo abaabuleen,loogana soo horjeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxeey Ahaayeen Qodobadii Muranka Dhaliyay ee Shirka Midawga iyo Rooble Kadib fashilkii ku yimid shirkii Xubnaha Midawga Musharixiinta iyo Rooble waxaa soo baxayo in qodobo dhowr ah kuwaas oo sabab u noqday in shirka lagu kala tago. Qodobada doodda dhaliyay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Keenay In Lagu Kala tago Shirka Rooble iyo Midawga Musharixiinta? Waxaa fashil ku soo dhamaaday shir Muqdisho uga socday Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga musharixiinta. Shirkan oo ahaa midkii seddaxaad oo ah yeeshaan labada dhinac ayaa looga…